GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Masuuliyintii CUD ee xabsiga ku jirtay oo lagi dacweeyay "Khayaano Qaran"

Illaa iyo 138 maxbuus oo ka mid ah madaxadii ururka mucaaradka Ethiopia ee CUD ayaa waxa Jimcihii la hor keenay maxkamad ayagoo lagu soo dacweeyay qodabka "khaanimo qaran" oo hadii lagu cadeeyo dil ah.

Masuuliyiintan ayaa in muddo ah xabsiga ku jiray, haddana waxay ka soomeen cuntadii sababtoo ah waxay ka xun yihiin dhibaatada xabsiga ku haysata iyo ayagoo raba inay wadamada reer galbeedku ay wax la qabtaan.

Arintaan ayaa waxay kusoo beegantay xilli uu Wasiir ka socda dawladda Britain uu soo gaaray Addis ababa asagoo u yimid sidii uu iskugu soo jiida lahaa dawladda iyo mucaaradka. Lord Triesman ayaa waxaa u qaabilsan yahay arimaha Africa ayaa waxuu marka hore la kulmi doonaa PM Zenaawi kadibna waxuu la hadli doonaa mucaaradka madaxdooda oo uu isku dayi doonaa sidii ay si nabad galyo ah xaaladooda ugu dhamaysan lahaayeen.

In badan ayay dawladaha reer galbeedku arintan kala hadleen Zenaawi , hase yeeshee waxaad moodaa inuusan dan ka lahayn hanjabaada reer galbeedka oo xitaa todaabkii hadda dhamaaday ugu hanjabay inay macaawinada ka goosan doonaan hadii uusan si degdeg ah usii daynin xubnaha mucaaradka ee ku xir xiran xabsiyda dhexe ee dawladda.

Laakin dawladdu waxay ku celcelinaysaa inaysan sii daynaynin madaxda mucaaradka maadaama ay abaabuleen shoobare iyo isku dhacyo ay rabaan inay xukunka wadanka xoog ku qabsadaan, taasoo sababtay inay dad fara badan naftooda ku waayaan, hanti fara badanna ay ku burburtay.

Labada xisbi ee xisbiyada mucaaradka ugu xooga badan ayaa kala ah UEDF iyo CUD. Hase yeeshee xisbiga UEDF ayaa isagu ka qayb qaadanaya baarlamaanka oo qaatay kuraastiisii xubnihiisa oo idilna ay baarlamaanka u dhaarteen, laakiin xisbiga CUD ayaa badankiisu baarlamaanka diiday inay ka qay qaataan maadaama ay ku dacwoonayaan inuu xisbiga EPRDF doorashadii wadanka ka dhacday 15 May uu ku shubtay.


Godeynews Staff

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com