GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
GODEY OO AY MAR KALE RUN NOQOTAY IN LAGU DILAY WIIL DHALIN YARO AH

Waxaan akhrista yaashada Godeynews mar kale uga cudur daaranaynaa inay ka raali ahaadaan war qoraal ah oo kusoo baxay websitkan oo sheegaya inuusan dhamanin wiil dhalin yaro ah oo lagu dilay magaalada dhexdeeda ayna ku dileen boolista magaalada Godey.

Hadaba waxaa warkii Godeynews kusoo baxay arkay ehaladii uu wiilka la dilay ka dhintay kuwaasoo nala soo xiriiray noona soo gudbiyay magaca wiilka iyo ninka Booliska ah ee dilka gaystay; Marxuumka aabihiis magaciisa waxaa la dhahaa (Cabdi Maxamed Gaabi), midka booliska ah ee dilka gaystay ayaa isgana naloogu sheegay inuu yahay ina (Xasan Kaahin)

Sababta aan wararka is khilaafsan idinku soo gudbinay ayaa waxay tahay 2 arimood oo kala ah;

1. Sidaad la socataan magaalada ayaa in muddo ah telefoonku ka go,naa dilkuna waxuu dhaay xiligaas, hase yeeshee dadkii ugu horeeyay ee magaalada kasoo baxa ayaa arintaas dilka ah sheegay oo noo soo gudbiyay qoraalkii hore ee aan ku qoray websiteka.

2. Kadib, waxaa nala soo xiriiray niman masuuliyiin ah oo noo sheegay in dilkaas magaalada ka dhacay ee aan qoray uusan jirin oo ayagu ka war hayaan arintan, hase yeeshee hadda waxaa noo soo baxay inaysan xog-ogaal iyo xilkas midna aysan ahayn.

Waxaan mar 2aad ka akhristayaashanada uga cudur daraynaa warkii is khilaafsanaa ee shabakadan kasoo baxay, kaasoo iidin nooga baranin hadda ka hor warar is khilaafsan.


M.Yuusuf
Godeynews Staff

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com