GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Ismaamulka Soomaalida Ethiopia oo ay arday fara badan sanadkan waxbarasho u aadeen dibadda

Ayadoo gobolka ogadenia la ogsoon yahay in eey ka jirto kacdoon
waxbarasho oo dadweynaha gobalka usoo jeesteen waxbarashada.

Ardeyda ka qalin jibisa dugisyada sare ee magaalooyinka jigjiga, Godey, Qabridahare iyo Fiiq Ayaa badankoodu waxay u hanweeyn yihiin inay waxbarasho ka helaan wadamada Suudan, Masar, Pakistan, Malesia iyo wadama kale carabta ah.

Hadaba sanadkaan waxaa ma rkale aad u kordhay ardeyda waxbarasho u aado wamadaas anigoo ah weriye madaxbanaan oo la shaqeeya websityada Gobalka ayaa waxaa la ii xaqiijiyay inay Suudan sanadkaan fursad waxbarasho ka heshay 107 arday oo gobolka ka socda halka wadanka Masar ay fursad waxbarasho ka helaan 19 arday.

Sidoo kale Pakistan sanadkaan waxaa haley fursad waxbarasho 5 arday oo wada cafimaad ah wadanka Malasia 7 arday halka Turkiga ay ka helaan fursad waxbarasho sanadkaan 4 arday. Tirada guud ee sandkaan ardeyda gobolka ogadenia ee helay fursad Jamacadeeda ayaa gaaraya Ilaa ku dhawaad 150 ardey, halka kuwa qalin jibinta Sanadkan la filayo ilaa 100 ardey oo ka kala qalin jibindoona kulyadaha Caafimaadka iyo Engineering, Dhaqalaha iyo Shareecada Islamka.

Arintan ayaa guul u ah dadwaynaha deegaanka Ogadenia maadaama la filayo in sanadaka soo socda Gobolka laga hirgaliyo Jaamacad taasoo noqon doonta middii ugu horaysay, inkastoo ay jiraan Macahadyo heer sare ah oo tayadooda waxbarasho sarayso.


Sayid ciise,
Godeynews,
Pakistan.
E-mail;siiseey @hotmail.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com