GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Qaxooti soomaali ah oo yemen lagu laayay

Qaxooti soomaaliyeed oo in muddo ah hor jiifay xarunta weyn ee UNHCR Yemen ayaa waxa soo gaaray shalay dhimasho iyo dhaawac aad u farabadan kadib markii ciidamada aamaanka dalkan Yemen oo adeegsaday sunta dadka ka ilmaysiisa, budhadh iyo rasaas xoog leh oo hoos loogu dhigay qaxootiga , waxaana usii dheeraa in gawaarida ciddamadu la jiirsiiyey caruur iyo dumar ka carari kari waayey goobta dhibtu ka bilaabmatay waana arin si kas ah loola bareeray maatadan .

Sida aan ku war heleyo waxa ku naf waayay tobaneeyo ruux oo Somali ah rag iyo dumarba leh waana inta ay noosheegeen dadka xabsiyada ku xirani, in kastoo aan tirada rasmiga ah ee dhimashada la xaqiijin, tiiyo dadka qaarkiis leeyihiin dadka dhintay intaas waa ay ka badanyihiin .

Waxa intaas dheer dhaawac aad u farabadan oo laga daadgureeyey goobtaas kuwaas oo iskugu jiray Caruur , dumar , odayaal, iyo dhalinyaro intaba , iyado aan la sugi karin wax dhintay iyo wax nool oo ay ugu wacantahay ciiddamo aad u fara badan oo goobta lagu daadshay , loona diiday in dadku galaan aagaas. Hooyooyin badan ayaan maanta ogayn meesha ay caruurtoodii ku dambaysay kadib markii ay dadka ku
kaliftay inay ka yaacaan rasaasta iyo suntan dadka ka ilmaysiisa ay kala garan waayeen meel ay u socdaan iyo meel ay ka socdaan.

Waxa loo taxaabay xabsiyadda dhalinyaro kor u dhaafaysa lixdaneeyo qaxootigaas hor seexanaayay UN ta muddo 47 beri iyago ka cabaanaayay wax qabad la`aan iyo wax tar la`aan ku haysata dalkan Yemen ayaa xaalkoodu aad uga soo daray .

Dhibaatadan ayaa waxa uu ka bilaabmay , kadib markii shaki uu ku yimi qaxootiga oo mooday in UNHCR ay ka guurayso goobta ay degantahay tiiyo laga raraayey Computero oo la rabay in lagu qeybiyo goobaha bidaaqadaha laga bixiyo, ayaa waxay keensatay in dadkii gadoodaan .

Dadka dhintay magacyadooda markaan helno ayaan soo gelin doonaa.


Egaal Dirir,
Godeynews

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com