GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Wargeyska "The Economist" ee Kasoo Baxa USA Oo Saadaaliyey Dumista Dawladda Mbagathi Iyo Ictiraafka Somaliland Sannadka 2006Dec-20-2005

Wargeyska caanka Economist ee ka soo baxa dalka Maraykanka oo wax ka qora arrimaha siyaasada iyo Dhaqaalaha ayaa cadadkiisii 12-kii December 2005 soo saaray maqaal uu ku saadaalinayo in sannadka 2006-da la aqoonsan doono Somaliland.

Waxa kale oo uu Wargeysku odorosay inay dawlada Imbagathi ee Somalia isla sannadka 2006 ay meesha ka baxdo.

Wargeyska Economist waxa uu qoraalka uu arrintaa kaga hadlayo ku yidhi.
�Carqaladaha ugu oo horeysa ee C/laahi Yuusuf iyo dawladiisa ku meel gaadhka ah hortaalaa waa golihiisa wasiirada ee ku kala qaybsan degitaanka
dawladiisa ee Jawhar iyo Muqdisho meesha ay caga-dhiganayso.

Haddii aan dhawaan xal loo helin carqaladan waxa aad u sii kordhi doona
khatarta ay iskaga horimanayaan dagaalo dhexmara ciidamada u hogaasan
C/laahiga Jawhar iyo ciidamada u hogaansan kuwa ay is-hayaan ee Muqdisho, gaar ahaan gudoomiyaha golaha wakiilada ee dawlada ku meel gaadhka ah (FTG) Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Sannadka 2006-da ayaa la filayaa in dagaalo teel teel ah oo is-daba joog ahi dhex maraan qabaa�ilo kala degan gobolada qaarkood, oo ay isku qabtaan arrimo kala jaad jaad ah. Lamana filayo inay yimaadaan ciidamo nabad ilaalineed ilaa inta xal laga gaadhayo carqalada ka aloosantay meesha ay dawladu salka dhigayso, taasoo hadda u muuqata mid ka duwan inay xalismayso 2006-da.

Inkasta oo meelaha qaarkood nabadgelyo wanaagsan awgeed ay tahay in
dhaq-dhaqaaqyo dhaqaale ay dib u soo noolaadaan. Haddana waxay u egtahay inuu wajiga dhaqaaluhu ku sugnaanayo rajo la�aan.

Waxa kale oo wargaysku maqaalkiisa ku soo gunaanaday:-

Doorashada Golaha Sharci Dejinta ee ay Somaliland ku guulaysatay inay
qabsoonto Sept, 2005-tii ayaa u muuqada inuu aad u badhi-taarayo
baadi-goobkay Somaliland ugu jirtay inay hesho aqoonsi caalami ah sannadka 2006-da gudihiisa�.


Source:Economist

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com