GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kenya: Magacaabista Musharaxiinta doorashada baarlamaanka 2007 ayaa meelaha qaar ka bilawday

Doorashada baarlamaanka wadanka Kenya ayaa la filayaa inay dhacdo 2 sano kadib, hase yeeshee waxaa la yaab noqotay markii ay musharaxiin fara badan ay bilaabeen hawlahoodii qaban qaabada doorashada sida shirar ay ku qabtaan deegaanada ay rabaan in laga soo doorto.


Tusaalle ahaan waxaa 22/12/05 Magaalada Gariissa ka dhacay shir uu soo abaabulay musharax lagu magacaabo Aden Barre Ducaalle oo raba inuu 2007 la tartamo Mudane Hussein Maalim oo in ka badan 25 sano laga soo dooranayay (Dujis) Garissa. Musharaxan ayaa ah nin ka dhashay qoys caan ah oo dhaqaalle badan iyo magacba ku leh Kenya gudaheeda khaastan Magaalada Garissa. Waa nin da'a yar oo mutacalim ilaa iyo heer jamacadeed ah, hadana ka mid ah madaxda dekada Mombasa. Musharax Aden Barre ayaan ka fogayn (Qoys ahaan iyo Qaraabo ahaanba) reerka Hussein Maalim oo in badan hogaaminayay siyaasadda Somaalida Gobalka Waqooyi Bari Kenya.

Sidoo kale waxaa la filayaa in bilahan soo socda ay rag badan oo rajo ka qabo inay tartamaan ay bilaabaan shirar iyo is aragyo ay dadwaynaha la yeelanayaan. Dadka la filayo inay musharax-nimadooda muujiyaan ayaa waxaa kamid ah; Ilyaas Barre Shiil(Fafi const) Farax Macalim (Lagdera const) labadan nin ayaa sumcad dheeraad ah ku helay doorashadii lagu diiday dastuurkii cusbanaa, waxayna ahaayeen dadka dhanka soomaalida hogaaminayay codadka diidmada dastuurka cusubnaa.

Laga soo bilaabo xiligii ay dadweynaha wadanku diideen dastuurkii cusbaa ay waxaa wadanka ka bilaamay hardan siyaasadeed oo ka dhashay qaabkii iyo sidii ay dawladda Kibaaki u maamushay dastuurkii la diiday iyo walina magacaabidda golihii wasiirada ee dawladda oo aan illaa iyo hadda aan u muuqan mid qanciyay dadweynaha wadanka oo ka andacoonayay maamul xumo iyo hantidii wadanka oo dad yar dhunsadaan.

Hadaba waxaa soo badanaya dadka taageersan rayiga mudane Raila Odinga ee ahaa inay dawladdu qabato doorasho degdeg ah, hadii kale wadanka qalaalase kama baxayo illaa iyo inta la gaarayo doorashada wadanka ee 2007. Waxuu kaloo digniin Odinga usoo jeedayay mudanayaasha Kibaaki dawladiisa taageeray in markii la gaaro xiliga doorashada barlamaanka ay dadweynaha kala kulmayaan caawiqib xumo iyo kursigoodooy lumiyaan, maadaama ay rabaan inay hirgeliyaan dawlad shacabkii ay matali lahayd uu diidmo qayaxan ka hor keenay.

Isku soo duuduuboo Siyaasadda Kenya ayaa ah mid aad u furfuran oo (Democracy ah) marka loo fiiriyo wadamada Geeska Africa oo intooda badani ay hareeyeen dagaallo ehli ah iyo siyaasad xumo ku salaysan kaligii talisnimo.


Axmed Noor
Godeynews.com,
Garissa.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com