GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Gobolka Fiiqeed oo hantidiisa lagu cuno magaalada Jijiga

XOL: Deegaanka Somalida oo kakooban Sagaal gobol iyo 53 dagmo ayaa waxuu gobol iyo magaalo walba ay leedahey miisaaniyad loo qondeeyay oo leh mid mashaariic iyo mid mushahaarba. Haddaba boggan Xaajo.com oo soo xuuraamey sida goboladu u kala helaan miisaaniyadda deegaanka ayaa waxuu soo caddeeyey in gobolka Fiiq uu yahey midka loogu lunsiga badan yahey hantidiisa taasoo aan gaadhin dadkii loogu talo galay laguna cuno magaalada Jijiga.

Gobolkan Fiiqeed oo sanidihii udanbeeyey ay kadhacayeen dagaalo beeleed ayaysan gaadhin wax miisaaniyad ah oo katimaadda deegaanka iyadoo aan sidoo kale laga hirgalin wax mashaariic ah oo anfaca dadka. Xogta aan soo uruurinay waxey qirtey in xitaa haddii hanti loo qondeeyo dagmooyinka kala duwan ee gobolka Fiiq ay uun ku dhamaato jeebabka qaar ka tirsan masuuliyiinta deegaanka. Gobolka Fiiq guud ahaan waxuu ka hooseeyaa waxwalba dagmooyinka intooda kale. Waloow aysan dagmooyinka kale
ee deegaanku wada helin xaqooda haddana gobolkani waa midka ugu daran.

Dagmooyinka ay kakooban tahey Fiiq intooda badan ayay madax xafiisyadoodu ku sugan yihiin magaalada Jijiga iyagoo mushaarkooda ku qaata fadhiga. Waxaa ugu daran oo ay xogtan soo caddeysey in inta badan macalimiinta dagmooyinkaas kumushaarqaata ay joogaan magaalada Jijiga, Addisababa iyo Diridawa iyadoo ay suuro gal tahey in qaarkood ay kasoo maqan yihiin deegaanka walina mushaarkoodii laqaado. Sababta sahashey arintaasna ay tahey maamulka deegaanka oo aan wax ahmiyad ah siinin hubinta hawlaha shaqaalaha gobolada guud ahaan iyo gaar ahaan gobolka Fiiq.

Dhamaan adeegyada bulshada iyo mashaariicda deegaanku fuliyo aad ayay uga liitaan deegaankaas haba ugu daraato xagga waxbarashada, biyaha iyo caafimaadku. Uugu danbeyn mar haddii maamulkii deegaanku dayacey gobolka Fiiqeed waxa umaqan deegaankaasi waxuu noqon karaa bulsho weynta udhalatey, jaaliyadaha dibadaha kunool, waxgaradka iyo cuqaasha gobolku iney hubiyaan sidii gobolkaasi xaqiisa uga heli lahaa miisaaniyadda deegaanka.


Source:Xaajo.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com