GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Jaaliyadda reer Godey ee ku nool Scandanevianka iyo Germalka oo shir ku yeeshay 26/12/05 Magaalada Copenhagen

Shir ay soo abaabuleen xubno muhiim ah oo ka mid ah jaaliyadda reer Godey ee wadamada Scandanevianka ayaa waxuu ka dhacay 26/12/05 magaalada Copenhagen ee wadanka Denmark.

Shirkaas ayaa waxaa lagaga hadlay arimo muhiim ah oo badan kooda xasaasi ah kuwaasoo khuseeya qaabkii iyo sidii ay jaaliyadaha dibadda ee deegaankaas wax uga qaban lahaayeen dhinacyada Waxbarashada, caafimaadka, Beeraha iyo sidii kor loogu qaadi lahaa dhamaan arimaha horumarinta bulshada ee deegaanka. Sidoo kale waxaa la isla qadaa dhigay qaabkii iyo sidii dar-dar loo galin lahaa dareenka iyo wax qabadka bulsha weynta ku nool qurbaha ee kasoo jeeda deegaanka Godey.

Xubnihii shirka iskugu imaaday waxay kaloo meeshaas ku dhagaysteen Abdiaziiz M.Layli oo warbaxin dheer oo heer sare ah wadankii ka keenay, isagoo in ka badan 2 sano dhulkii gudihiisa ku maqnaa maalgelina ku sameeyey dhinaca beeraha, ayaa waxuu si tafa tiran uga waramay hawlaha maal geliniyeed ee dhulka kasoo qabtay iyo sida uu dhulku guud ahaan u yahay dhul dihin oo aan helin dad dhab ah oo si fiican uga faa;iidaysta khayraadka iyo barwaaqada dhulka ku jirta, waa hadii ay noqon lahayd mid bisil iyo mid cayriin ahba.

Abdiaziiz ayaa in badan ku noolaa wadanka Denmark kuna dhamaystay waxbarashadiisa heer jaamacadeed oo qaybta Beeraha ah, hase yeeshee markii uu dhamaystay waxbarashadiisa ayaa isaga iyo labo nin oo kale Cumar Yusuf Qaladiid iyo Cabdrashiid Shuqul ay go,aansadeen inay dhulkii maalgelin dhanka beeraha ah ku sameeyaan waxayna magaalada Godey geeyeen qalabka beeraha oo ka kooban 20 matoor iyo illaa iyo 4 gaari oo lagu tala galay socodsiinta hawlahooda.

Waxaaa la isla gartay in si wada jir ah oo buuxda loo taageero arimaha horumarinta bulshada ee deegaanka Godey. Sidoo kalena ay wanaagsan tahay in maal gelin lagu sameeyo dhulkii oo hadii deegaan kastaba dadkiisa qurbaha jooga ay ku tartamaan maalgelinta dhulkooda ay sare u qaadi kari lahaayeen nolasha shacabka muddo gaabana wax badan iska badali lahaayeen arimaha horumarin la,aaneed ee ka taagan dhulka badankiis.


Godeynews Staff
[email protected]

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com