GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Sanca Yemen: Madaxda dawladaha Soomaaliya, Ethiopia, Suudaan iyo Yemen oo ka qayb galaya shirka la dagaalanka Argagixisada iyo ka hortagga nabad galyo xumada

Shir ay ka qayb galayaan Madaxweynayaasha Yemen, Soomaaliya, Suudaan iyo Raisul wasaaraha Ethiopia ayaa maanta ka bilaabanaya magaalada Cadan kaasoo socon doona muddo 2 maalmood ah ayaa waxyaabaha lagaga hadli doono lagu sheegay kor u qaadidada arimaha nabad-galyada, xoojinta iyo sii kobcinta xiriirka ganacsi ee ka dhexeeya wadamadan afarta ah.

Waxaa kaloo shirku muhiimadda saarayaa ka hortaga ururada argagixisada iyo sidii loo sii xoojin lahaa nabad galyada xeebaha Koonfurta Badda Cas badda.

Sida u sheegay masuul u hadlay dawladda Yemen waxay masuuliyintan ka hadli doonaan qaabkii iyo sidii ay u xoojin lahaayeen taagerana usiin lahaayeen dadaalka dawladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliyeed ugu jirto dib usoo noolayntii qarankii soomaaliyeed ee 15 sano burbursanaa. Waxaa kaloo laga hadli doonaa xal u helidda arimaha gobalka Darfur Suudaan iyo walina sii xoojinta xiriirka dhaqan dhaqaalle ee wadamadan deriska ah.

Shirkan (Sanaa Forum for cooperation) waxuu isu keenayaa madaxweyne Ali Abdallah Saleh, Omar Hassan Bashiir, Abdullaahi Yuusuf Ahmed iyo PM Meles Zenaawi. Forumkan ayaa waxuu salka ku hayaa heshiis gobaleed ay 3 sano ka hor wada galeen wadamadan ku bahoobay heshiiskan wax wada qabsi. Laakiin dawladda Soomaaliya ayaa ku darmatay heshiis gobaleedkan December 2004.


Godeynews Staff
[email protected]

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com