GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo aduunka $60m doolar oo kaalmo weydiistay

Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa aduunka waydiistay gargaar degdeg ah oo wax lagaga qabto abaaraha daran ee wadanka meelo badan oo kamid ah soo food saartay.

Abaaratan ayaa waxay sababtay inay dad u dhintaan biyo la,aan iyo cunta la,aan, mana aha mid ku kooban Soomaaliya oo kaliya ee waa mid Ethiopia iyo Kenya ay laqabaan oo waxyeello fara badan sidoo kale u geystay.

Qoraalkan codsiga ah ayaa waxaa laga sii daayay magaalada Jawhar oo ah xarunta dawladda kumeel gaarka ah Soomaaliya, waxuuna madaxweynaha aduunka ka codsaday inay ubaahan yihiin gargaar gaaraya illaa iyo $60million oo doolar oo ay wax kaga qabtaan dadka iyo deegaanada ay abaaruhu waxyeeleyeen. Waxaa kaloo qoraalku sheegayay inuusan aduunku indhaha ka qabsanin umadda soomaaliyeed oo ay iskugu darmatay nabad gelyo xumo ay kujireen 15 sano iyo masiibooyin dabiici ah sida abaarahan hadda taagan.

Sidoo kale masuul dawladda soomaaliya kamid ah oo Nairobi jooga ayaa waxuu warbaahinta u sheegay inay dawladdu u baahan tahay lacag Cash ah oo ay kusoo gadato,"cunto,dawo, biyo iyo waxyaabaha kale ee muhiimka ah", meelaha ay abaartu aad u wax yeelaysay ayaa ah gobalada konfurta soomaaliya oo ay iskugu darmatay roob la,aan keentay cunto yaraan iyo nabadgelyo xumo meelaha qaar kasii daraysa.

Qoraal ay soo saartay Arbacadii hay'ad ay dawladda Maraykunka ay taageerto oo marka lasoo gaabiyo la dhaho (FEWS) ayaa waxay qoraal ku sheegtay inay dad badan oo kunool gobalka Soomaalida Ethiopia iyo gobalka waqooyi bari Kenya ay helis abaareed xun ay ku jiraan meelaha qaarna ay kusoo fool leedahay, waxay kalo sheegeen inay abaar helis ugu jiraan dad lagu qiyaasay inta udhexeysa 1.3m- 2.5m illaa iyo inta ka horaysa bisha February hadii ay kaalmo soo gaari waydo ay helis geli doonaan xaaladooda nolaleed.



Godeynews Staff
















PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com