GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Mashruuca Gidhibka oo si toos ah u hoos tagi dooni xafiiska Madaxweynaha Killilka

Mashruuca biyo xireenka Galbeedka Godey oo ah mid asagu ka miisaaniyad badan wasaaradaha Killilka markii mid mid loo fiiriyo ayaa waxaa in muddo ah jiray dadaal uu waday Madaxa Wasaaradda biyaha Killilka Gurey Fidaar taasoo uu doonayay in wasaaradiisa la hoos geeyo mashruuca Gidhibka, hadii kale mashruuca loo kala qaybiyo 2 qaybood oo kala hoos taga wasaaraddaha Beeraha iyo Biyaha.

Hase yeeshee waxaa arintaas aad uga biya diiday oo kulanno kala yeeshay M/weynaha Killilka odayada dhaqanka ee deegaanka iyo masuuliyiin sar-sare oo maamulka Killilka kamid ah oo danaynaya horumarinta mashruucan. Ugu danbaystii M/weyne Lugbuur ayaa garawsaday dareenkii loo soo gudbiyay oo ku raacay in mashruuca Gidhibka si toos loo hoos geeyo xafiiska M/weynaha Killilka uuna yahay xafiis iskii u madax banaan oo madax xafiiseed ah. Waxaa arintaas soo dhaweeyey dadkii waday dadaalka ah inaan la kala qaybini miisaaniyadda mashruuca, oo hadii laka qaybin lahaa helis gelin lahayd jiritaanka mashruuca oo rajo fara badan laga qabo inuu wax badan ka taro baahida cunto la'aaneed ee ka dhacda Killilka Soomaalida.

Hadaba waxaa caadi iska noqotay in masuuliyiin fara badan oo ku magacaaban madax xafiiseedyo ay wali ku mashquul sanyihiin sidii ay awood dheeraad ah u heli lahaayeen, taasoo laga yaabo inaysan ahayn mid horumarineed, balse ay u badan tahay in la quudaraynayo dhaqaalaha iyo miisaaniyadda looga tala galay waaxdaas.

Madax xafiiseedkan iyo kuwa kaleba waxaa saaran masuuliyadii meelahii loo magacaabay oo ah mid aad u balaaran, loona baahan yahay inay si toos ah uga soo baxaan. Hase yeeshee waxaa hubaal ah inaysan jirin hawl quman oo ka socota xafiisyada killlilka, badankoodna waxay ku mashquul sanyihiin sidii ay dhaqaalle ay dhunsadaan iyo awood dheeraad ah u heli lahaayeen,taasoo runtii ah mid aad looga murugoodo marka aad fiiriso baahida abaareed ee maanta ka jirta gobalada Killilka Soomaalida.


Wacays,
Godeynews.com,
JigJiga.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com