GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Maxaa loo xanibay miisaaniyadda Gobalka Fiiq?

Sidaad la wada socotaan miisaaniyadda Gobalka Fiiq ayaa waxaa saaran xanibaad taasoo lagu fasiray inuu ka danbeeyey M/weynahii hore ee Killilka Abdi Jibriil, isagoo hadda ka hor lagu eedeeyay inuu masuul ka yahay dagaalka ka socda deegaano ka tirsan degmada Salaxaad, hase yeeshe isagoo arintaas ka duulayo ayuu A/Jibriil isagan eedayn dusha ka saaray dhamaan maamulkii degmooyinka Gobalka Fiiq uuna isla markaasna xanibay waxii lacag ahaa ee Gobalka Fiiq loogu tala galay.

Markuu yimid M/weynaha cusub isagana waxaad moodaa inuusan wax fara badan oo ka gedisan kii hore qabanin oo ay wali miisaaniyaddii ka xaniban tahay Gobalka Fiiq welina lagu sii eedaynayo inuu qoray qoraallo uu ku taageersan yahay inay Raaso degmo looga dhigo qoyska kusoo duulay.

Hadaba markii ay Godeynews.com sameysay xariiro fara badan oo aan ku doonayno inaan ogaano sababta uu Abdullaahi Xasan isagana talaabooyinkaas u qaaday una qaadi waayeyay xanibaadaas miisaaniyadeed ayaa waxaa nosoo baxay inay jiraan arimo dhawr ah oo isu tag-tagay inay u xanuiban tahay miisaaniyadda Gobalka Fiiq.

Arimahaas ayaa naloogu sheegay inay yihiin; Maamulka Gobalka oo uu C/Jibriil ku dacweeyey dagaalkii Raaso, Ciidamada oo ku dacweeyey inuu gabi ahaanba gobalkaas laga taageero jabhadda ONLF iyo ayadoo maamulka degmooyinka gobalkaas uu aad uga liito marka loo fiiriyo degmooyinka kale ee u dhaw deegaankaas.

Hadaba waxaa nasiib xuma ah inuu Abdullaahi Xasan uu isagana isticmaalo qaabkii iyo istreteejiyadii uu Abdi Jibriil u isticmaali jiray gobalkaas oo runtii aan ku tilmaami karno waxay ahayd miduu ku curyaaminayo horumarinta deegaankaas. Laakiin mudane Lugbuur lagama filaynin waxyaabahuu kula kacay deegaankaas ee waxaa laga sugayay inuu isbedal keeno oo baabiyo raadkii Abdi Jibriil iyo ciidamadu ku tiimbarayeen Gobalka Fiiq.


Wacays,
Godeynews.com,
JigJiga.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com