GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
OGEYSIIS: Warbixin ku saabsan mashruuca waxbarashada Qabridaharre

Warbixin kusaabsan Mashruuca Horumarinta Waxbarashada ee Qabridahare Twin cities,Minnesota maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 01/28/2006.

Maalinta Sabtida waxaa lagu qaban doonaa qolka shirarka ee Sabathani Community Center shir looga hadlayo Mashruuca Horumarinta Waxbarashada ee Qabridaharre.

Shirkaas oo lagu soo bandhigayo warbixin ku saabsan wixii u qabsoomay muddadii uu shaqeynayey mashruucu, waxaa kale oo lagu daawan doonaa cajalad laga soo duubay dugsiyada Qabridaharre iyo magaalada guud ahaanba. Hadaba iyada oo ay Minnesota booqasho ku iman doonaan madaxda mashruucan, waxaa lagu boorinayaa dhammaan dadweynaha reer Minnesota inay ka soo qayb galaan, gaar ahaan cidii ku hamiyeysa horumarka dalkii hooyo.

Shirku wuxuu ka dhici doonaa ciwaankan hoos ku qoran, taariikhda iyo saacaduna waa sidan hoos ku qoran:

Maalinta: Sabtida
Saacaduna: 2:00pm ilaa 06:00pm
Sabathani Community Center Inc
310 East 38th street
Minneapolis, Minnesota 55409
Waxaa soo qabanqaabiyey Jamaal: 952-457-9980 iyo
Noor: 612-868-9764 ama Faysal: 612-423-9870

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com