GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Maamulkii Degmada Godey oo buuq ka jiro, kadib markii la kala diray

Maamulkii degmada Godey ayaa sida la sheegayo dhamaantii la kala diray oo la filayaa in shaqadii laga wada eryo. Kadib markii ay magaalada yimaadeen 5 cisho ka hor masuuliyiin sarsare oo killilka ka socday uuna hogaaminayay Wasiirka Beeraha Cabdullaahi Cabdi Laag, kuwaasoo u yimid inay saxaan khilaafaad ka abuurmay qaabka maamul qaybsiga degmooyinka Qalaafe iyo Cadaadle ee ka tirsan gobalka Godey.

Hase yeeshee markay soo gaareen Godey ayaa waxay qiimeyn ku samayeen maamulkii degmada Godey oo uu gudoomiye ka ahaa mudane Suldaan Kheyre oo sida la sheegayana lagu wargeliyay in maamulkiisu uusan dib denbe magaalada uga shaqynaynin. Kadibna baarlamaankii degmada oo uu gudoomyie ka yahay mudane Yuunis Mashkooke laga codsaday inay maanta ansixayaan go,aankii ay masuuliyiintan kukala direen maamulkii degmada Godey.

Arintan ayaa waxay u dhacday si degdeg ah oo lama filaan ah oo laga yaabo inay abuurto jawi xisilooni daro oo ka dhexaysa maamulkii la rabo in meesha laga saaro iyo maamulka cusub ee lafilayo in loo magacaabo degmada.

Masuuliyiintan ayaa waxay ka qayb yihiin masuuliyiin fara badan oo madaxweynaha Killilku u kala diray inay soo afjaraan khilaafaadka maamuleed ee 15 degmo oo maamulkooda degmo buuq iyo is afgarasho la,aan ka jirto. Laakiin degmooyinkaas kamid ma ahayn maamulka degmada Godey.


Wacays,
Godeynews.com,
Godey.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com