GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
JigJiga: Duqii Magaalada Godey mudane Abdi Ibraahim Suldaan (Hire Dheere) oo labadaley

Wararka aan ka helayno Godey ayaa waxay noosoo sheegayaan in duqii Magaalada Godey labadalay oo la raaciyay maamulkii hore ee muddo todabaad ka hor ah laga badalay magaalada Godey.

Duqa magaalada ee la badalay ayaa magaciisa la,odhan jirey mudane Cabdi Ibraahin Suldan(Hire Dheere) oo intii uu ahaa duqa magaalada waxyaabo fara badan ka qabtay sida dhinacyada isku qabsiga dhulka, canshuur aruurinta iyo isagoo ku guulaystay inuu joojiyo boobista dhulka dawladda iyo boosas kale oo muhiim ah oo kuyalla faras magaalaha sida jardiinada weyn ee kasoo horjeeda daarta telefoonada iyo bankiga oo hadda ka hor la isku dayay in la boobo oo guryo laga dhisto. Hase yeeshee waxaa lagu badalay mudane Dayib Yuusuf Macaane oo hadda ka hor kamid ahaan jirey Golaha Dhexe ee xisbiga (SPDP) u matala degmada Cadaadle ee Gobalka Godey.

Maamul iska qaadistan ayaan ku cusbayn degmooyinka Godey iyo Qalaafe oo maalmihii lasoo dhaafay ka jireen dib u shaandhayn maaamul oo musuuliyiintii hore qaarkoodna xilka laga qaaday, kuwo kalena loo
magacaabay xilal cusub. Sidaas darteed mudane Abdi Ibraahim ayaa waxuu noqonayaa masuulkii ugu dambeeyeey ee ka haray maamulkii hore ee xilka laga qaado, ayadoo maalmahanba laysla dhax marahayey in laga qaadi doono xilka duqa magaalada maadaama gudoomiyihii hore ee degmada mudane Suldan maxamuud oo siyaasiyan isku dhawaayeen xilkii gudoomiye nimadii laga qaaday.

Masuulkan cusub (Dayib Yusuf Macaane) ee loo magacaabay duqa magaalada ayaan hadda lasii sadaalin karin qaabka iyo sida uu urabo inuu u hawl galo, inuu raaci doono jidkii uu keenay duqii isaga ka horeeyay oo dad badan ay jeclaysteen iyo inuu la imaan doono istraajiyo hor leh oo uu ku maamulayo magaalada, oo baaxdeeda iyo dhaqaalaheeduba maalinba maalinta ka danbaysa ay sii kordhayaan.


By jaho-adag,
Godeyne.com
JigJiga.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com