GodeyNews.com ......News and Views From Around the World . .
Home | Submit News | Forum | Contact
BBC 11:00 - 11:15 14:00 - 15:00 18:00 - 18:30 Afdheer.com Allpuntland Dhanaan.com Doollo Faafan.com GedoNet.com GodeyOnline Halgan.net Hiiraan.com Jijigawe.com markacadey Ogaden.com Ogadennews OgadenSun PuntLandPost Qabridahare Qalaafe.com RadioFana Somaliwide.net Somalitribune Somaliweyn S/galbeed.com SomaliHerald SomaliTech Somalistate Wabishabeele Wardheer XamarNet Xaajo.com
Al-jazeera IrinNews Reuters Guardian The Times WashtonPost
Aflax Al-Islam IslamCity IslamicFinder IslamOnline IslamWay Mpacuk.org
Reuters
Wararka aan ka helayno Degmada Gunagado ayaa sheegahaya in niin magaciisa layidhaahdo Hire Maxamad Faarax (QORI) lagu dilay tuulada Wargaadsan ee katirsan Degmada Gunagado.Ninkaas oo sida la sheegay ahaan jirey ciidamada Tadaaqiga ah, hase yeeshee mudadan dambena isku tirin jirey inuu yahay ganacsade ayaa waxaa la sheegayaa inuu ka amba- baxay Magaalada Dhagaxbuur, isagoo sii marayey Gunagado markii uu gaadhay Wargaadsana halkaas lagu dilay.Dilkan marxuumkan ayaan cidii ka dambeysay ilaa hada la garanaynin, waloow ay jiraan tuhmooyin. Sidoo kale waxaa soo kordhaysa mudooyinkan dambe dilka ciidamada loogu yeero Tadaaqiga, gaar ahan Gobolada Fiiq iyoDhagaxbuur oo markii horeba ay joogitaan koodu ku badnaayeen.By jaho-adag,Godeynews.comJigJiga.
<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>