Magaalada uga da!ada weyn dhulka Somaalida Ogaadeniya, oo lagu sheegay magaalooyin dhawr ah!
Waxaan maalin hore akhris tayaashanda sharafta leh u sheegnay ugana waranay magaalda Gunagado oo ah midda ugu da!ada yar markii la fiiriyo xiliga ay degmada noqotay.
Sidoo kale waxaan akhris tayashanda sharafta leh ka cod sanay inay nasoo sheegaan Degmada ugu da!da weyn deegaanka soomalida Ogadeniya taasoo illaa iyo hadda aan helayno jawaabo fara badan oo sheegaya magaalooyin kala gedisan, waxaan soo qaadnaynaa 5 magaallo ee ugu badan jawaabaha aan ka helayno akhris tayaashanada sidan ayayna usoo kala horeeyaan.