JigJiga: Wafti-balaaran oo u ambabaxay Degmada Gunagado.
Maanta waxaa magaalda JigJiga ka amba baxay, wafti heer kiliil ah, oo kusii jeeda Degmada Gunagado ee gobolka Dhagaxbuur.
Degmadaan oo xili dhaw maamul loo sameyeey ayaa waxaa in badan la sugahayey in wafti xagga maamulka Kililka kasocda ay magaalada soo gaaraan, halka ay dad weynaha degmadaasna ay diyaar garoow ku jireen bilihii aan soo dhaafnay.