GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
JigJiga: Nin labo xidigle boolis (Axmaaro) ah oo jeelka JigJiga loo taxaabay

Wararka kasoo baxaya hoolka uu kasocdo qiimaynta booliska ayaa sheegaya in xalay jeelka loo taxaabay taliye kamid ahaa booliska oo ay darajadiisu ahayd laba xidigle, awood balaarana ku lahaa kiliilka dhaxdiisa.

Labo xidig lahan ayaa waxaa lagu magacaabaa (Matoo Alaqe MASFIN) oo lagu eedeeyay inuu kulug lahaa qaraxii JigJiga kadhici jirey markii ay socotay doorashada kiliilku. Waxaa kale oo lagu eedeeyey, inuu qaybiyeey hub aad u fara badan oo uu ugu tala galay in lagu qabto Magaalada JigJiga hadii ay qalalaaso dhacdo,taasoo sida la sheegayo lagu cadeeyay inuu sameeyaan hawshaan.

Niinkan oo kasoo jeeda qowmiyada amxaarada ayaa waxaa eedeeyntiisa kamid ahaa inuu kamid yahay ururka Ginijid ee kasoo jeeda dowlada. Saba baha uu u sameeyay arintan ayaa ahayd in loogu talagalay inuu si afgambi ahaana xisbigiisa ugu qabto Kiliilka Soomaalida Ogaadeeniya.

Masuuliyiinta iyo dadweynaha Soomaalida Ogaadeeniya ayaan aad ola-
soconiin dhaq dhaqaaqa kajira kiliilkooda, kaasooy ay wadaan qowmiyadaha kale, sida Oromada, Axmaarada, iyo Tigreeba.


By jaho-adag
Godeynews.com,
JigJiga.




PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com