Sida ay akhristayaashanadu ka war hayeenba waxaa inoo soo socotay taariikhdii magaalooyinka dhulka Soomaalida Ogaadeeniya, oo aan todabaadkii hore kusoo qaadanay magaalada Gunagado oo ka tirsan Gobalka Dhagaxbuur.
Hase yeeshee, waxaan qormadaanada soo socota kusoo qaadan doonaa magaalada Dhanaan iyo taariikhdeeda. Ayadoo kamid ah magaalooyinka dhulka soomaalida Ogaadeeniya ugu da!da weyn, marka la fiiriyo xiliga la aasaasay oo sida odhaahda kore ka muuqato ee dhaantada ah"Dhaxyar Dhuuboy Dhanaan Dhar Makaaga Gadaa", ayadoo la sheegay inay mar ahayd meesha kaliya ay dadku kasoo arad baxaan.
Hadaba hadii aad hayso wax kusaabsan magaaladaas oo ay dad badani u haystaan inay tahay mid qadiimi ah, ayaan taariikhdeeda qormadanada soo socota kusoo qaadan doonaa.