SHIR MUHIM AH: Mashruuca Horumarinta Waxbarashadda Magaaladda Qabridaharre
Waxaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool magaaladda San Diego iyo nawaaxigeeda lagu wargelinyaa inay ka soo qaybgalaan shir laga soo jeedin doono warbixin ku saabsan waxyaabihii u qabsoomay muddadii uu socday Mashruuca Horumarinta Waxbarashadda Magaaladda Qabridaharre.
Shirkaas waxaa lagu daawan doonaa laga soo duubay CAJALADO dugsiyada iyo guud ahaan magaaladaba.
Shirka waxaa la qaban doonaa maalinta Sabtida ah ee bisha Febraayo tahay 25 , 2006, saacadu marka ay tahay 4:00 galabnimo ilaa iyo 6:00 markhibnimo. Goobta shirka lagu qabaneyana waa: Xarunta Horn of Africa 4979 ee waddada 50 ku taal (Dugsiga Harqaanka lagu barto).
Wixii warbixin dheeraad ah waxaad kala soo xidhiidhaa: