GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Degmada Dhooba-weyn oo raashinkii sanadkan beeraha kasoo go,ay loo dhoofinayo Soomaaliya

Wararka Godeynews kasoo gaaraya dhinaca Degmada Dhooba-Weyn oo ka tirsan Gobolka Qoraxeey ayaa waxay sheega hayaan inay sanadkan hadda dhamaaday ay deegaanka Degmadu ahaa mid barwaaqo ah.

Sababtoo ah waxay degmadu heshay roobab fara badan, kaasoo waraabiyay dhul beereed aan hadda ka hor aan waraabi jirin. Sidaas darteed waxaa kasoo go'ay dhul beereedkaas raashin aad u fara badan oo dadka deegaanka mudo dheer si fiican ugu quudin lahaa, kaasoo wax badan ka tari lahaa abaaraha hadda ku faafay deegaamada Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya.

Hase yeeshee taas ma dhicin oo horaa Soomaali u tiri "Nin Faas Haysta, Xaabo ma Waayo", ee waxaa kasoo dhaqaaqay dhinaca Soomaaliya baabuur raadinaysa raashin oo wadata lacag badan, waxayna bilaabeen inay raashinka iibsadaan, iyagoo ku iibsanaya qiimo aad u jaban.

Raashinkaas ayaa dadka deegaanku ku qiyaaseen inuusan ka dhamaadeen muddo 2 sano ah, ayaa waxaa lagu soo warama hayaa inuu gabaabsi yahay oo ay xili dhaw ganacsatadan Soomaaliya kasoo gudubtay la wareegi doonaan waxii raashin ah ee magaalada yaalay.

Waa layaabe!! "Xageey u weel banaysan hayaan"


By jaha-adag,
Godeynews.com
JigJiga.



PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com