GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Godey: Telephoonkii Godey oo markale hawada dib,ugu soonoqday.

Sidaan kawada warhaynay waxaa mudo dheer hawada ka maqnaa isgaadhsiinta magaalada Godey. Magaaladan ayaa ah caasimadda rasmiga(Offiacialka) ah ee Killilka Soomaalida, isla markaasna ahayd meeshii ugu horeysay ee dhulka Soomaalida Ogaadeeniya ah ee telephoon yeelata xilli aad u fog.

Dadweynaha ayaa aad ugu tiirsan is gaadhsiinta telefoonada iyo Airportka Godey(Xididoole Airport) oo ay maalin walba diyaaradu degto. Sidaas darteed hadii mid kamid ah lawaayo waxaad dareemaysaa kala go,an
dhinaca isgaadhsiinta ah iyo dhinacyo kaleba. Dhibaatada telefoonka ayaa ah mid dadka deegaanka soo karaysa oo markii la isku celceliyo sanadkan billawga ah iyo kii horeba isku cecelis uu telefoonka hawada kamaqnaa muddo dhan 4bilood, taasoo runtii wax u dhimaysa sumcadda, horumarka iyo la socodka xaaladda magaalada, maadaama ay tahay meesha kaliya ee ku taalla ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya ee hadda kor u socdo ganacsigeeda iyo mashaariicda dawliga ahba.

Dhinaca kale Airportka Godey ayaa ah xarunta hadda laga daad guraynayo cuntada loogu tala gelay in la gaarsiiyo dadka ku wax yeeloobay abaaraha hadda ka dhacay meelo kamid ah Goballada Afdheer, Godey, Fiiq, Dhagaxbuur, iyo Liibaan.

Hadaba telefoonkii oo muddo 3 todabadd ah haleysnaa ayaa maanta 13:30pm saacadda afrikada bari dib hawada ugu soo noqday ee hadii aad rabtaan inaad eheladiina la xiriirtaan hadda wuu shaqeynayaa.

By jaho-adag,
Godeynews.com
Godey.





PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com