GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Dhanaan: Is afgaranwaa ka dhashay 12 Qandaraas oo ay bixiyeen Maamulka Degmada

Wararka naga soo gaaraya magalaada Dhanaan ee Gobalka Godey ayaa waxay sheegayaan inuu jiro is afgarasho waa ka abuurmay 12 qandaraas oo ay bixiyeen maamulka Degmada Dhanaan.

Degmada Dhanaan ayaa miisanayad sanadeedkeedu gaarayaa 1.7million Birr, taasoo loogu tala galay in lagu socodsiiyo hawlaha iyo kolba waxii mashaariic ah ee kasoda deegaanada hoos yimaada Degmada Dhanaan. Hadaba sida la sheegayo is afgaran waago waxuu ka dhashay markii ay maamulka degmadu soo dhajiyeen 12 qandaraas, isla markaasna ay sheegeen inay wax ka badalayaan qaabkii hadda ka hor lagu bixin jirey qandaraasyada, oo sida la sheegayo u danayn jirtay dad kooban.

Maamulka Degmada Dhanaan ayaa waxay isla garteen in sanadkan qandaraasyada la gaarsiiyo dad badan oo gaaraya illaa iyo 12 qof oo dhamaantood kasoo jeeda deegaanka. Waxaa arinkan si adag uga hor imaaday niman hadda kahor kaligood qaadan jiray waxii qandaraas ah, kuwaasoo lagu kala magaacaabo Muxyadiin SH. Muxumed Iinshaar iyo walaalkiis Saxane Sh. Muxumed Iinshaar.

Labadan ganacsade ayaa awood badan oo xagga dhaqaalaha ah ku leh Magaalada Dhanaan oo qandaraasyada ka sokoow waxay maamulka magaalada ugu hanjabeen inay wax ka badalaan go,aankooda hadii kale ay joojinayaan waxyaabaha kale ee ay u qabtaan magaalada sida; Inay jarayaan Korontada Magaalada maadama ay ayugu leeyihiin Genaratorka magaalada korontada siiya, iyo waliba Gaariga la saaro haamaha biyaha ee magaalada loogu soo dhaamiyo. Hase yeeshee maamulkii ayaa ku adkeystay go,aankoodii hore oo aan badelin. Isla markiiba waxey iyaguna kaga dhabeeyeen hanjabaadoodii oo waxey jareen korontadii magaalada.

Jaritaanka korontada magaalada ayaa dad badan oo deegaanka ah ka caraysiiyay, iyagoo ku tilmaamey inay tahay mid khalad ah inuu hal qof kaligiis uu qaato qandaraas yadii oo dhan, markii la isku dayay in dib loo saxana si dadka kale loo gaarsiyo, uu ku dhaqaaqo ficilkan oo ah mid aan loo baahnayn oo masuuliyad xumi ah.

Sidoo kale waxay jaaliyadda dibadda/gudaha ee Degmada Dhanaan ay amaaneen qaabka uu maamulka degmada u qeybiyay qanadaraasyada, isla markaasna ay u hor istaageen inuu hal shakhsi ku amar ku taagleeyo nidaamkii loo dejiyay in lagu bixiyo qandaraasyada.


By Danwaa,
Godeynews.com
Godey.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com