GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Godey: Mashruuca beeraha ee Konfurta Godey oo loo fasaxey 2millilion oo birr

Wararka sida rasmiga ah Godeynews uga soo gaaraya dhanka magaalada JiJiga ayaa waxay xaqiijinayaan in mashruuca (State farm) loo fasaxey lacag dhan 2million Birr, taasoo loogu tala gelay in dib loogu dhaqaajiyo mashruuca koonfurta-Godey ama sidoo kale loo yaqaano (State-Farm).

Mashruucan ayaa in ka badan 4 sano xanibnaa oo aan loo qabanin wax miisaaniyad ah, sababtuna waxey ahayd masuuliyintii hadda kahor haysan jiray oo lagu sheegi jiray inay iyagu u sabab yihiin oo aysan dan badan ka lehayn baabitaanka mashruuca. Hase yeeshee isbedal fara badan ayaa ku imaaday mashruucan intii Maareyaha looga dhigay Maxamed Miraad Layli oo takhasus dheeraad u leh arimaha beeraha, isla markaasna dadaal fara badan geliyay dib usoo celintii iyo soo nooleyntii mashruuca oo ka kooban ilaa iyo 1820 hecter.

Miisaanayadan mashruuca hadda loo qabtay ayaa waxaa loogu tala gelay in dib loogu dayac tiro kala-badh kanaaladii biyaha ee illaa iyo 900hecter iyo waliba in dib loo soo iibiyo matooro yar yar ah loo qaybin doono dadka kujira iskaashatoyinka beeraha (state farm). Maadaama aysan ku filnayn miisaanyadda mashruuca loo qabtay inay dayac tiraan beeraha oo dhan, ayaa haddana waxaa lagu guda jiraa sidii loo xaraashi lahaa waxii hore oo qalab ah ee mashruucu leeyahay, kuwaasoo aan hadda isticmaal fiican u lehayn hawlaha mashruuca sida matooradii hore oo u badan 6 boston (6 cylinder) oo aysan iskaashatooyinku shidaalkooda xamili karin.

Sida la sheegayo waxaa miisanayadan badankeed loogu tala galay beeraha(Banka aw-danbay), sidii dib loogu sameyn lahaa kanaaladii oo badankood xabaalmay, maadaama aan la isticmaalin muddo aad u dheer. Hadaba markii la hagaajiyo kanaalada ayaa waxaa loo qaybin doonaa iskaashatooyinka beerahoodu ku jiraan 900 hecter ee hadda la diyaarinayo.

Iyagoo loo maal gelinaya mudana la taageerayo, kadibna waxaa laga filayaa inuu dadku isku filnaado oo ay iska dabaraan waxii kharash ah, sida shidaalka ku baxaya matoorada beeraha iyo kharashyada kale ee sanad walbaba ku baxaya hagaajinta beeraha.

Mashruucan ayaa taariikh ahaan ahaa midka kaliya ee ka hawl gala deegaanka Godey, xiligii Mingistu uu wadanka haystay, kasoo mararka qaar lahaa wax soosaar aad u badan intii aan lagu beerin suufka. Waxaa kaloo lagu xusuustaa waa meeshii la dejiyay dadkii kusoo wax yeeloobay abarahii 1974-75 dadkaasoo badankooda waagaas laga kala keenay deegaano ka fog magaalada Godey.


By Abdullaahi Bayaxow,
Godeynews.com
Godey.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com