GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
JigJiga: M/weyne Abdullaahi Xasan Lugbuur oo la filayo inuu todabaadkan soo socda Addisababa yimaado

Madexweynaha Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya mudane Abdullaahi Xasan ayaa la sheegayaa inuu todabaadkan dib ugu soo noqon doono magaalada Addisababa, isagoo ismaamulka soomaalida uga qayb galayaa shir lagaga hadlayo sida ugu sahlan ee kaalmo degdeg ah loo gaarsiin lahaa dadka ku dhaqan Killilada- Ethiopia ay abaaruhu sida daran u wax yeeleyeen.

Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabinayso dawladda dhexe iyo hay!adaha caalamiga ah ee qaarkood xafiisyada ku leh Magaalada Addisababa. Haya!adahan ayaa in badan oo wadamada aduunka ah u sheegayay in abaarta ka jirta Geeska Afrika, khaastan deegaanada Soomaalida ay tahay mid aad uxun oo kaalmo degdeg ah u baahan. Hasee yeeshee haddana sidii la rabay aduunku uguma soo gurmanin, hadii ay jirtana waa mid gaabis ah oo xilligii la rabay kasoo dib maraysa.

Haya!adahan shirka kasoo qayb galaya badankooda ayaa waxay sanado badan ka hawl gelayeen meelo kala gedisan oo kamid ah wadanka Ethiopia,oo sida caadiga ah noqday meel ay abaartu iyo gaajaduba ka badan tahay.

Hadda ka hor markii uu Mudane Abdullaahi Xasan dib uga soo noqday safarkii uu ku aaday Canada ayaa waxuu shir kaga qayb galay Magaalada qadiimiga ah ee Herar, kaasoo lagaga hadlayey wax ka qabashada abaaraha ku habsaday deegaanada Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya.


Abdullaahi Bayaxow,
Godeynews.com
JigJiga

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com