GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Addisababa: Haya!adaha NGOs iyo qaar kamid ah wadamada deeqaha bixiya oo maanta kulan ka yeeshay xaaladda abaaraha ee Killilada Somaalida iyo Oromada

Magaalada Addisababa ayaa waxaa maanta shir iskugu yimid laanta ka hor tagga masiibooyinka, Haya!adaha (NGOs) iyo wadamada deeqda bixiya, kaasoo ku saabsanaa sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ku habsaday dadka xoolo dhaqatada ah oo badankooda ku nool meelo kamid ah killilada Soomaalida iyo Oromada.

Shirkan ayaa waxuu socday maalin gelinkeed waxayna masuuliyiintii matelaysayhaya!adaha iyo dawladaha deeqda bixiya balan qaadeen inay si degdeg ah wax ula qaban hayaan haya!adaha ku howlanay badbaadada dadkan. Nin lagu magacaabo Simon Mechale oo ah Directorka guud ee Haya!adda ka hortagga masiibooyinka ayaa waxuu meeshaas ka sheegay inay dawladdu ku dhaqaaqday talaabooyin muhiim ah oo ay wax kaga qabanayso abaaraha ka jira deegaamada ismaamulka soomaalida sida; Liben, Afdheer, Gode iyo JigJiga.

Sidoo kale waxaan hadda gabagabynay inaan diyaarino qaabkii aan ugaarsiin dadkaas cunto dhan 230,000 metric Tons iyadoo loo dhigay dadka tabaalaysan. Waxuu kaloo sheegay in xal loo helayo dhibaatada la xiriirta gudbinta cuntadaas oo badankeeda la rabo in jidadka la mariyo.

Dawladda Sweden ayaa waxay meeshaas ka balan qaaday inay bixineyso lacag dhan 3million oo doolar oo lagu fulinayo hawlaha kale ee aan cuntada ahayn.

Lacagta laga codsaday wadamada deeqda bixiya ayaa aad u badan , hase yeeshee aan badankeed la helin, tusaale ahaan 102,000USD ayay hadda dawladda ka heshey markii ay codsatay 73.2MD. Sidoo kale lacagtii kaalmada aheyd ee ay ugu tala gashey biyo la,aanta in wax lagaga qabto ayaa waxay codsatay kaalmo dhan 11.8md, laakiin waxay heshey oo kaliya 763,641 USD.


Source: ENA








PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com