GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
JigJiga: Madaxa waxbarashada magaalada Godey oo jig-jiga soo gaadhay.

Madaxa waxbarashada magaalada Godey mudane Cabdi Xiish ayaa maanta soo gaaray magaalada JigJiga, isagoo sida la sheegayo u yimid sidii uu wasaaradda waxbarashada ugala xaajoon lahaa qaabka iyo sida uu arko inay ugu fiican tahay in kor loogu qaado tayada waxbarashada deegaanada hoos yimaada.

Mudane Cabdi Xiish ayaa intii uusan soo wareegan deegaan ah kasoo jeeda degmada Ijaara ee gobalka Waqooyi-bari waxuuna xiliyo kala gedisan ahaan jirey maamulihii iskuulada house dhexe ee Hulugho, Sangailu, Ijaara iyo Masallaani.

Mudane Cabdi Xiish ayaa shaqooyin kala gedisan ka qabtay deeganka sida shaqadiisii ugu danbaysay oo aheyd mashruuc balaaran oo dadka reer miyiga dib loogu dejinayo, hase yeeshee xilli dhaw ayaa loo magaacabay madaxa waxbarashada deegaanka Godey kadib markii dad badan oo aqoon yahanno iyo walaadiin ay isu tageen kana codsadeen inuu wax ka qabto tayada waxbarashada magaalada oo lagu tilmaamo inay dhaanto magaalooyinka kale, hase yeeshee dad badan oo deegaanka ah ay isku raacsan yahiin inay tahay mid aad u liidata oo u baahan wax ka qabasho degdeg ah.

Mudane Cabdi Xiish ayaa la kulmi doona madaxa wasaaradda waxbarashada ee Killilka waxuuna wadaa qoraaladii uu kasoo diyaariyay baahida waxbarasho ee iskuulada deegaanka. Sidoo kalena waxay ka wada hadli doonaan sidii loosii wadi lahaa kaalmada quudinta ah ee la siiyo iskuulada deegaanka sida quudinta iskuulka Guduud-cade oo sida lasheegayo raashinkoodii ay boobeen dadweyne ku dhaqan deegaanka.


By jaho-adag,
Godeynews.com
JigJiga

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com