GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Shir Waxbarasho oo San Diego, California ka dhacay.

Shir ay soo qabanqaabiyeen Guddiga Mashruuca Horumarinta Waxbarashadda ee Magaalada Qabridaharre ayaa Sabtidii oo bisha Febraayo 25, 2006 ka dhacay magaaladda San Diego ee California, dalka Maraykanka. Waxaa shirkaas ka soo qaybgalay dad weyne tiro badan oo ka soo jeeda magaaladda Qabridaharre iyo kuwo deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ka soo jeeda.

Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed oo ka mid ah aasaaseyaashii mashruucan ayaa dadkii shirka ka soo qaybgalay mahadcelni iyo boogaadin u jeediyey, wuxuuna hadalkii ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha mashruuca Mudane Axmed Cabdi Haybe. Guddoomiyuhu wuxuu halkaas ka soo jeediyey warbixin dheer oo ku saabsan bilowgii iyo gabagabadii mashruuca wejigii koowaad. Mudane Haybe wuxuu sheegay in dhaqaalihii iyo taageeradii dadweynuhu ay isbeddel weyn oo muuqan kara ka sameysay dugsiyad shanta ah eek u yaal Qabridaharre oo ay dhigtaan adey tiradoodu dhan tayeynta waxbarashadda tahay 8,086.

Asad Cabdirisaaq ayaa isna si kooban uga warramay dhaqaalihii uu mashruucu ka kala helay magaalooyinka San Diego, Minneapolis, Denver oo Maraykanka ku yaal iyo waddanka Koonfurta Afrrika.iyo weliba sidii ay lacagtaas u kharash gareeyeen.

Dadweynihii shirkaas ka soo qaybgalay waxay halkaas ku daawadeen cajalad maqal iyo muuqaalba ah, oo ka warbixinaysa waxqabadkii mashruuca ee wejiga koowaad. Dadweynihii shirka joogay oo aad iyo aad ugu qancay sida cilmiyeysan ee madaxda mashruucu u soo gudbiyeen warbixinta ayaa ammaan iyo bogaadin u soo jeediyey. Kullankaas waxaa lagu heshiiyey in wejigii labaad oo ah Tayeynta Waxbarashadda magaaladda Qabridaharre la bilaabo. Arrinta labaad ee la isku af gartay dood si dimoqiraadiyad ah u dhacay kedib waxay ahayd oo la isku raacay in qoys ama shakhsi kasta oo gaar u nool kana soo jeeda deegaanka Qorraxey inuu bixiyo laba boqol oo doolar ($200) sannadkii, taas oo ay lixdii biloodba boqol doolar bixiyaan. Lacagtaas xubnimada mashruuca ah waxay u dhigantaa lix iyo toban doolar iyo lixdan senti bishiiba ($16.60). Go� aankaas oo ay horey reer Minneapolis u qaateen ayay iyana ku raaceen.

Guddoomiye Haybe wuxuu ka codsadey dadweynaha reer Qorraxey inay u guntdaan sare u qaadista waxbarashadda magaaladda Qabridaharre, wuxuuna ku booriyey laamaha hada ay wakiiladu ka joogaan oo ay ka midka yihiin Dalka Boqortooyada Ingiriisiga (UK), Sweden, oo qaarada Yurub ku yaal, Kuwait, Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Australia, iyo Itoobiya hawl galaan. Waxaan halkan ka soo dhaweynaa shirka magaalada Oslo ee waddanka Norway isla manta ka dhacay. Waxaanan leenahay guuleysta.

Shirkaas Mashruuca Horumarinta Waxbarashadda Qabridaharre wuxuu ku dhammaaday si guul iyo farxad leh. Jawiga dhammaadka shirku wuxuu ahaa mid dhiirigaliyey hawl-wadeenada mashruuca.

Hadafkeyagu waa Horusocod!!!

By Ahmed Abdille
E-mail: [email protected]

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com