GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Godey iyo Qalaafe Oo ay Gubteen Xaafado Kamid ah

Sida aan lawada socono deegaanada Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya waxaa in muddo ahba kajiray abaaro waxyeleeyay duunyo iyo dadba, sidaas darteed maadaama uu dhulkii qalalan yahay ooyna jirin meel qoyan ayaa waxaa hadda kacaya dabab fara badan oo meelo gedisan kadhacaya, kaasoo laftiguusu shacabka gaarsiiyaywax yeelooyin kala duwan.

Todobaadyadii aan soo dhaafnay ayaa waxaa meelo kamid ah Gobolka Godey kadhacay gubasho guryo iyo maheradoba isugu jira, gaar ahaan magaalooyinka Qalaafe iyo Godeyba. Waxay gubashadan lagu waayey hanti fara badan oo taalay guryihii gubtay, khaasatan magaalada Godey waxaa
uu dabkaasi danbaska ku daray 4 guri oo hadii qalabka dab damiska ee ay ciidamada garoonka diyaaraduhu haystaan lagu damin lahaa aan khasarahaas keensadeen.

Dabkan ka dhacay Godey ayaa labo mar kala dhacay oo maalin iyo habeenba ah, hase yeeshee lama helin cidii ka dambaysay waxaana laga shakiqabaa inay isku mid yihiin mid maalmo kahor kadhacayay Magaalada Qalaafe oo aan illaa iyo hadda lahelin cidda ka danbayasay.

Hadaba gubashadu kuma koobna Zoonka Godey oo kali ah ee waxaa maanta dab kadhacay suuqa-weyn ee kuyaalay Magaalada xadka kutaala ee DOLOOW ADO, waxaana halkaas lagu waayeey hanti lagu qiyaasay 2
malyan oo Birr sida uu soo sheegay gudoomiyaha Degmada Doloow Ado.


Qore A. Bayaxoow
Godeynews.com
Godey.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com