GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Godey: Odayaasha iyo Masuuliyiinta Magaalada Baarguun oo Isku Raacay Xoojinta Horumarka & Nabad Gelyada Deegaanka

Wararka naga soo gaadhaya shirkii ka dhacay Magaalada Baarguun ayaa waxay sheegahayaan inay Masuuliyiinta iyo Odayaasha kasoo jeeda Baarguun oo isku duuban ay si xoog leh oo wadajir ah uga hor tagi doonaan cidii carqalad ku ah horumarkooda iyo noloshoodaba, hadii ay kafursan weydana la dagaalami doonaan ururada Nabad diidka oo loo wado (ONLF).

Sida aan ka warhayno Magaalada Baarguun ayaa bilihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacay iska hor imaad udhaxeeya O.N.L.F. iyo Tadiiqiga, waxaana ku dhintay 2 qof oo shicib ah, waxaa kaloo dhaawac ah illaa iyo 4 qof. Sidoo kale waxaa la gubay raashin fara badan oo loogu tala galay dadka deegaanka ee abaarta la taabaylaysan.

Masuuliyinta iyo Odayada dhaqanka ee deegaanka Baarguun ayaa waxay rabshadahan u arkaan kuwo lagu dhaawacahayo jiritaanka dadka shacabka ah ee magaalada, waxna loo dhamihayo horumarinta iyo horusocodka arimaha bulshada oo maalinba maalinta ka danbaysa sii fiicnaanaya.

Sidoo kale waxaa isuguna jiray shir aad u balaaran oo uu qabtay Gudoomiyaha Gobalka Godey Mudane Nadiir Maxamed oo kadhacay degmada Hadhaawe, lagagana hadlayay sii xoojinta nabad gelyada iyo kor u qaadidda adeegyada arimaha bulshada.

Dadweynaha deegaanka ayaa waxay kacabsi qabaan hadii aysan wax kaqabanin nabad gelya xumada deegaanka in ciidamada Millatarigu meesha yimaadaan oo dhibaatadu intaas kasii badato.

Qore Cumar-uubaley,
Godeynews.com
Godey.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com