Qaybtii 2aad ee Guurtiddii reer Ogadenya ayaa galabta soo gaadhay Maraykanka
Qaybtii 2aad ee Guurtiddii reer Ogadenya ayaa galabta soo gaadhay maraykanka. Guurtidan oo ka kooban 3 Ugaas ayaa maanta abaarihii 12kii duhurnimo ee wakhtiga Maraykanka si nabad ah ku soo gaadhay Washington DC.
Guurtida reer Ogadenya waxaa halkaas si diiran ugu soo dhaweeyay Jaaliyada reer Ogadenya ee nawaaxiga Washington DC.
Guurtidu waxay iminka kusugan yihiin Washington DC, waxii warar dheeraad ah ee laxidhiidha Odayaasha dib ayaanu kasoo sheegi doonaa.