GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Guurtada Soomaalida Ogaadeeniya ee Joogay London oo aan wali si rasmi ah u bilaabin hawlahoodii nabad gelyo raadinta

Waxaan ka wada war haynaa in caasimadda London ay ku sugan yihiin qayb kamid ah Oday dhaqameedka Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya oo hadda jooga muddo ku dhaw todabaad, qorshahooduna uu ahaa sidii ay ula kulmi lahaayeen jaaliyadaha reer Ogaadeeniya ee ku dhaqan dibadaha iyo sidii ay dib ugu furi lahaayeen wada hadaladii nabad raadineed ay hadda kahor ka dhex wadeen jabhadda ONLF iyo dawladda Ethiopia.

Hase yeeshee maxaa illaa iyo hadda u qabsoomay?

Sidaan lawada socono odayadu wali si rasmi ah uma dhex gelin hawlihii nabad raadinta khaastan qaybtii ku wajahneed la kulanka jabhadda oo aay odayadu rabaan inay xoog saraan sidii ay kulan rasmi ah ula yeelan lahaayeen masuuliyiinta jabhadda khaastan xubnahooda uu wax ka go,o, kuwaaasoo sida muuqata aan hadda ku sugnayn London.

Hadaba waxaa jaaliyadda reer Ogaadeeniya ee London labadii maalmood ee lasoo dhaafay isla dhex marayeen inay jiraan qolyo odayaasha dalbaday inay la kulmaan Sabtida soo socota, iyagoo isla markaasna isku magacaabay inay yihiin kuwa jabhadda gacanta kuhaya oo aysan hadalkooda daba mari karin oo ogolaysiin kara waxay iyagu rabaan.

Laakiin dad siyaasadda jabhadda indha indheeya isla markaasna aqoon fiican u leh dadkan iskood isugu magacaabay ayaa arinkaas ku tilmaamay mid helis ah oo odayaasha ku keeni kara jahwareer hor leh iyo kalsooni xumi kaga imaata dhinaca jabhadda oo sida hadaba muuqata aan wali diyaar u ahayn inay kulan fool ka fool ah la yeeshaan odayaasha.

Isla dadkan sheeganaya inay xiriir wanaagsan la leeyiihiiin jabhadda ayaa laftigoodu wareersan oo salax tuubin ku haya ujeedadooduna ku salaysan tahay xog uruursi wajiyo fara badan leh oo ay ka doonayaan dhinaca odayaasha sida ay u damacsan yihiin la kulanka masuuliyiinta jabhadda iyo waliba usii kala sheekayn odayaasha iyo jabhadda.

Isku soo wada duudoobaa waxaa odayaasha u yaalla hawlo fara badan oo ay kukala guraan arimaha guracan ee la rabo inay xal u helaan oo badankooda ku xiran jaaliyadahooda dibaddaha kunool oo u kala qaybsan siyaabooyin fara badan sida kuwa raba in la raaco taariikhdii soo jireenka ahayd ee qoriga afkiisa ahayd ( ONLF) iyo kuwa dagaaladii soo kareen( ururada u ololeeya nabad gelyada) oo mar uun raba inay indhahooda ku arkaan iyagoo ka gudbay colaadan soo jireenka ah ee qayrkood ka reebtay.

Cali Godey,
Godeynews.com
Denmarka.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com