GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Qaban qaabo xoogle oo lagu soo dhawaynayo Guurtidii Somalida Ogadenya ayaa kasocota Columbus Ohio

Diyaar garow xoogan oo lagu soo dhawaynayo Guurtidii Somalida Ogadenya ayaa kasocota magaalada Columbus Ohio.

Tan iyo markii Guurtida Somalida Ogadenya qaybtii North America ay cagaha soo dhigeen cariga Maraykanka waxaa meelo badan sida Columbus, Minneapolis iyo San Deigo ka bilowday abaabul heer sare ah oo lagu soo dhawaynayo Guurtida, islamarkaasna loogu fududaynayo hawlaha ay u socdaan.

Sida lafilayo Odayaashu waxay ugu soo hormarayaan Columbus Ohio. Sidaas darteed waxaa la qabtay gudi 5 xubnood ah oo fuliya dhamaan hawlaha lagu soo dhawaynayo guurtida.

Magacyada gudiga qaban qaabada ee reer Columbus:
1. Ahmed Hamud
2. Muse Macalin (Muuse Safaari)
3. Muxyadiin Nuur Qaasin
4. Badel Abdi Diiriye
5. Abdi Aden

Waxaa kaloo jira odayaal iyo waxgarad dhinaca latalinta gacanta ku haya oo uu hogaaminayo Ambassador A/Kariim Aw-Ali.

Guurtidu waxay wali kusugan yihiin Washington DC. Waxaana lafilayaa inay Ohio soo gaadhaan dhowr casho kadib.

Waxii warar ah ee dheeraad ah fadlan kala soco GodeyNews.com oo si hagar la'aan ah usoo tabin doonta hadba meesha ay wax marayaan.

GodeyNews Staff
GodeyNews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com