GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Qaybtii 2aad ee Guurtiddii reer Ogadenya oo xalay fiidkii soo gaadhay Columbus Ohio


Qaybtii 2aad ee Guurtiddii reer Ogadenya ayaa xalay abaarihii 9:00pm ee wakhtiga Ohio soo gaadhay magaalada caasimada ah ee Columbus.

Salaadiinta reer Ogadenya waxaa Columbus Airport si diiran ugu soo dhaweeyay dadwayne aad u balaadhan oo kasocda Jaaliyada reer Ogadenya.

Ugas Abdirahman Ugas Muhumed Ugas Qani oo hadal gaaban ka jeediyay halkaas ayaa aad ugu mahad naqay Jaalida reer Columbus sida layaabka leh ee ay u soo dhaweeyeen Salaadiintooda nabada iyo wanaaga kashaqaynaya. Ugas ka oo ku hadlayay magaca Salaadiinta waxaa uu sheegay in Salaadiintu ay yihiin hogaankii iyo madaxdii shacbiga reer Ogadenya ayna mudan yihiin in lala garto danta iyo maslaxada ay ka duulayaan, si loo gaadho xal waara oo nabad iyo horumar salka ku haya.

Ali Mataan Askar oo ku magac dheer Ali-Aar ayaa mahad naq usoo jeediyay Jaaliyada reer Columbus, waxuuna sheegay inay walaaladood u yimaadeen doonayaana inay wada tashi layeeshaan si loo gaadho nabad iyo barwaaqo.

Sheekh Mahamed A/llahi ayaa Cashadii kadib halkaas kaduceeyay isagoo Alle ka baryay in umada ay matalayaan iyo Jaaliyadaha dibada dhamaan nabad iyo khayr aduun iyo aakhiraba lakulansiiyo, quluubtooda wanaajiyo.

Hadalkaa gaaban kadib, gudigii farsamada ee reer Columbus ayaa Salaadiinta u qaaday Hotel Casho loogu diyaariyay. Cashaddii kadib waxaa hadal gaaban jeediyay Mr. Muse Moalin MuseSafari oo ku hadlayay magaca gudiga farsamada ee reer Columbus, waxuuna Guurtida uga mahad celiyay fursada ay Jaalida reer Columbus u siiyeen inay noqdaan meeshii ugu horaysay ee ay Salaadiintu hawshooda kabilaabaan.

MusaSafari waxuu Guurtida u sheegay inay Columbus noqondoonto meel bilow fiican u yeelata Salaadiinta. MusaSafaari oo ah maamulaha Safaari Travel Agency waxuu intaa ku daray in Salaadiinta loo fududayndoono hawla hooda, dhalinyaro firfircoona loo diyaariyay.

Salaadiinta oo sida aynu og nahay hawshoodii si rasmi ah uga bilaabi doona Columbus Ohio ayaanu dib idin kala socodsiin doonaa waxii kasoo kordha mishinkooda.

Fadlan waxii warar ah ee kasoo kordha Salaadiinta iyo mishinkooda Columbus iyo waliba meesha ay kasii aadayaan kala soco GodeyNews.com.

GodeyNews Staff
GodeyNews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com