GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
SHIRKII ODAY DHAQAMEEDKA EE OHIO

Shirkii oday dhaqameedka ee magaalada Ohio ayaa waxuu ku dhamaaday guul iyo is afgarad. Shirkaas ayaa waxaa kasoo qayb gelay dad aad u tiro badan oo kasoo jeeda jaalliyadda Soomaalida Ogaadeeniya oo in muda ahba xiiso u qabay la kulanka odayaasha iyo hawlaha nabad gelyada ee ay hormuudka ka yihiin.

Shirkii waxaa inta badan dhinaca odayaasha u hadlayay Ugaas C/raxmaan Ugaas Muxumed Ugaas Qani oo si hufan oo xeel dheer uga hadlay marxaladaha kala gedisan ee deegaanka siyaasadiisu soo martay iyo sida hadda loogu baahan yahay inuu dhasho is fahan siyaasadeed oo ku dheehan jidka nabad gelyada kaasoo lagu soo afjarayo waxii khilaafaad ah ee ud hexeeya dawladda Ethiopia iyo Jabhadda ONLF.

Sidoo kale Ugaasyada kale ayaa waxay ku nuuxnuuxsadeen sida ay lama huraanka u tahay in jid nabad ah wax walbaba lagu dhameeyo maadaamo aan in badan dhib iyo halaag dadkeenu kusoo jiray, kaasoo sababay horumar la,aanta maanta kajirta ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya.

Waxaa iyana meesha ka hadlay xubno matalaya dhamaan qaybaha arimaha bulshada ee ku dhaqan magaalada Ohio. Hadii ay noqoto dhinaca aqoonyahanada, Dhallinyarada iyo haweenkaba waxaa u hadlay dad xilkas ah oo wax badan kala socda hawshan ay oday dhaqameedku u yimaadeen inay xaliyaan, taasoo dadkii meesha iskugu yimid isku raaceen inay xaq tahay rayiga odayaasha ayna taageersan yihiin wax kasta oo xal nabad gelyeed lagu raadinyo.

Waxaan dib idinku soo dayn doonaa wararkii oo faah faahsan iyo waxii sawiro ah ee aan ka qaadnay ee kala soco Godeynews.com


Godeynews Staff
Ohio, USA.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com