GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Xubno firfircoon oo kamid ah (ONLF) qaybteeda N.America oo isku dhabar jabinaya sidii ay wax uga badali lahaayeen rayiga Maxamed Ismaaciil ee ku aadan la kulanka odayaasha

Warar la isku halayn karo oo Godeynews kasoo gaaraya xubno muhiim ah oo kamid ah jaaliyaddaha reer Ogaadeeniya ee Waqooyiga America ayaa waxay sheegayaan inay jiraan xubno muhiim ah oo kamid ah Jabhadda ONLF oo ku dadaalaya sidii uu udhici lahaa kulan dhexmara Ugaasyada jooga Maraykanka iyo Gudoomiye ku-xigeenka Ururka ONLF Maxamed Ismaaciil oo hadda kahor meelo fara badan ka sheegay inuusan la kulmaynin odayaasha, isla markaasna ay yihiin qaarkood kuwa la shaqeeya gumaysiga.

Xubnahaas ayaa go,aankaas qaatay kadib markii ay ka qayb geleen shirkii magaalada OHIO oo ay odayaashu wacdaro kadhigeen si fiicana u qanciyeen dadkii meesha iskugu tagay kuwa jabhada ah iyo kuwa kaleba, isla markaasna si fiican ugu guulaystay kalsoonidooda oo buuxda.

Hadaba maadaama ay bulshuda reer Ogaadeeniya intooda wax garadka ah ay isku raacsan yihiin inay odayaashu yihiin kuwa kaliya ee matala nidaamka dhaqanka ee deegaanka ayaa hadana waxay in muddo ah u taagnaayeen (dibaddana u yimaadeen) sidii loosoo afjari lahaa siyaasadda cakiran ee deegaanka.


Dhinaca kale waxay jabhaddu markii hore isla dhexmarayeen inay odayaashu shaqo ku lehayn arimaha siyaasadda ee la isku haysto, rayigooduna uu la mid yahay kan dawladda Ethiopia. Balse taas waxaa isku fuufuuqsatay markii uu dhacay shirkii u horeeyay ee odyaashu ku qabteen magaalada OHIO kaasooy dad aad u badan kasoo qayb galeen dhamaan dadkii meesha iskugu yimidna ay isku raaceen inay odayaashu yihiin kuwa ku taagan jidka saxda ah ee xalka lagu gaari lahaa, isla markaasna ay jabhadda ONLF qasab ku tahay inay la kulanto oo welina ay ogalaadaan waxay ku taliyaan.

Hadii kale meel fog ayaa laga raadini hawsha ay hadda kasoo dhaweeyeen dawladda Ethiopia oo in badan diiday inay wax aqoonsi ah siiso jiritaanka jabhadda ONLF iyo waliba waxyaabaha ay ka cabanayaan toona.

Hadaba si taas looga gudbo ayaa waxay xubnahan u istaageen sidii ay suurowbo lahayd kulan dhexmara odayada iyo Maxamed Ismaaciil oo runtii hadii ay ku guulaystaan saameyn balaaran oo siyaasadeed ku yeelan kara jawiga shirka loo soo qaban qaabiyay Odayaasha qaybtooda Yurub ee 23/04/06 ka dhici doona Magaalada London.


Godeynews Staff
[email protected]
Sandiego, USA

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com