GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Bayaan: ku aadan Gumaadkii (ONLF) u gaystay shacabka reer Boodhcaano

Anagoo Ku hadleeyna magaca jaaliyada reer (Boodhcaano) ee North America ayaan waxaan halkan tacsi uga diraynaa dadkii lagu laayay xasuuqii ONLF ee Boodhcaano. Dhinaca kale waxaanu cambaareyn kulul dusha uga tuureynaa qolada huwan magaca ururka ONLF oo taariikhdu markay ahayd 4/16/06 aroorti hore weerarka gaadmada ah ee fuley-nimada ah labeeg-saday caruurta iyo maatida aan waxba gaysan, islamarkaana ku laayey dad aanan waxba galabsan oo dhulkoodii hooyo jooga kuna dhaawacay kuwo kale.

Qolada huwan magaca urur kusheega ONLF ee ka danbeysay falkan foosha xun waxaanu u sheegeynaa inay cawaaqib xumada ka timaado arintaas ay iyaga dusha u dhigan doonaan, reer Boodhcaano iyo reer Godeyna ay diyaar u yihiin jawaabta ku haboon falkaas ay fuliyeen dadka waxma garatada ah ee sheeganaya magaca urur ku sheega ONLF.

Waxaa kale oon baaq digniin ah u jeedineynaa beelaha aanan u dhalan gobolka Godey ee dhalinyaradooda loo soo dirayo inay falal budhcadnima ah ka geystaan deegaamo aynan shaqo ku laheyn inaanan loo dulqaadan doonin wixii ku dhacaana ay iyaga eedeeda leeyihiin.

Jaaliyada waxay kalooy kadigaysaa in urur kusheega ONLF uu joojiyo abuuritaanka colaado sokeeye oo dadka dhexdiisa ah, kuwaasi oo keeni kara dhibaatooyin aad u ba�an islamarkaana sababi kara deegaano hada la isu socdo inay kala go�aan isu socodkooda gebi ahaanba.


Qore: Jaaliyada Reer Boodhcaano ee North-America.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com