GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
TACSI: Inaa Lilaah waa Inaa Illahay Raajacuun!!!

Dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxay Tacsi u direyaan Cabdirisaaq Faarax Urur Cabdille oo uu aabbihii Faarax Urur Cabdille Waadhi ku geeriyoodey magaalada Qabridaharre ee Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya, maalintii Jimcaha ahayd ee bishan Abriil 20, 2006.

1. Maxamed Ugaas Muxumed Ugaas Xaashi
2. Asad Suldaan Maxamuud Suldaan Haybe
3. Suldaan Cabdi-weli Suldaan Cabdi Suldaan Haybe
4. Maxamuud Axmed Cali (kare)
5. Maxamed Daahir Budul (Ilka-case)
6. Sadiiq Cali Mahdi
7. Cabdisalaan Maxamed Qaas
8. Cabdi Carab Cali-Maaxid
9. Axmed Mursal Cabdille
10. Faarax Cabdullahi Cumar xiddig
oo dhaamaan jooga magaaladda San Diego, California ee dalka Maykanka waxay tacsi u direyaan qoyska iyo eheladii uu marxuum Faarax Urur Cabdille Waadhi ka geeriyoodey. Marxuumkaasu wuxuu ifka kaga tegay 52 qof oo isugu jira wuxuu dhalay iyo waxay sii dhaleen. Waxay dadkaasu ku kala nool yihiin dalalka Maraykanka, Kiiniya, Itoobiya iyo Sacuudi- Carabiya.

Waxaan Eebbe-weyne marxuumkaas uga baryeynaa inuu jannadii fardowsa ka waraabiyo, eheladii uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com