GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
San Diego: Guurtidii qaybtii N. America iyo Shirkii San Diego

Wararka aanu ka helayno San Diego waxay sheegayaan in shalay uu dhacay shir si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay. Warku waxuu sheegayaa in Shirkaasi ku dhamaaday qurux iyo GUUL.

Jaaliyada reer San Diego ayaan waxba ula kala hadhin qaban qaabadii iyo ka qayb galkii shirka, iyadoo ay shirka u wada dhanaayeen labada qaybood ee ay reer San Diego u kala qaybsan tahay.

Shirkan oo si lixaadle looga soo qayb galay waxaa isku soo duba riday ka odayeeyay Salaadiinta reer San Diego oo ay kamid ahaayeen:

Suldan Cabdiwali Suldan Abdi Haybe
Suldan Asad Suldan Mohamud Haybe
Ugas Mohamed Ugas Muhumed

Waxaa kaloo kaalin firfircoon ka qaatay hooyooyinka iyo dhalinyaro aad dadaal dheraad ah u muujiya si looga midha dhalyo hadafka Guurtida Somalida Ogadenya.

Shirka waxaa erayo aad loogu diirsaday ka jeediyay Ugas A/rahman Ugas Muhumed Ugas Qani oo sii wata wacdarihii uu ka muujinayay shirarka ay Jaaliyadaha dibada ee reer Ogadenya ku qaabilayeen Guurtida reer Ogadenya ayaamahan.

Shirkan oo gabi ahaantiisba loo daayay inay ka hadlaan Guurtida waxaa uu soo gaba gaboobay iyadoo ay Jaaliyada reer San Diego aad maqsuud uga yahiin waxa ay kala kulmeen Odayaasha.

Sidoo kale waxaa maanta ka socda San Diego shirar goos goos ah oo ay Guurtidu kula kulmayso qaybaha kala duwan ee bulshada reer San Diego.

Guurtidu waxaa lafilayaa inay Minneapolis soo gaadhaan maalinta Arbacada, halkaas oo lafilaayo in ay noqoto madasha sida aadka ah loo wada sugayo bal sida ay wax u dhacaan.

Waxii warar ah ee kusaabsan safarka Odayaasha ee North America fadlan kala soco GodeyNews.com

GodeyNews Staff
GodeyNews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com