GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
TACSI: Sheekh Macaawiye Xaaji Maxamuud oo Shil Gaari Kudhintay

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun!!!!

Anagoo ku hadlayna magaca maamulka websiteka Godeynews ayaan waxaan halkan tacsi muruga leh uga diraynaa ehaladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Sheekh Macaawiye Xaaji Maxamuud oo 25/04/06 meel u dhow magaalada Gaarissa ku dhintay shil baabuur.

Marxuumka ayaa ahaa nin deegaanka soomaalida Kenya caan ka ahaa kana mid ahaa culumada islaamka kuwooda ugu sareeya ee Kenya. Dhanka kale wuxuu ahaa madaxa ugu sareeya ee (Hay!ada Almuntada Al-
Islaami Gaarissa), marxuumka ayaa haa Sheekh caan ah oo xili hore waxbarashadiisa diimeed kusoo qaatay Jaamacad Madiina Kuliyadda Xadiiska.

Waxaa sidoo kale shilka gaariga gadoomay ku dhaawacmay labo sheekh oo iyaguna deegaanka Gaarissa aad looga yaqaano oo culumo caan ah oo kala ah Sheekh Xasan Cabdi Cali iyo Sheekh Xuseen Buraalle oo labadooduba ay hadda dhaawac yihiin, inkastoo uu Sheekh Xasan Cabdi sii daran yahay hadana labadooduba waa dhaawac oo hadda waxay yaalaan Isbitaalka Guud ee Magaalada Gaarissa.

Sheekh Xasan Cabdi ayaa hadda kahor ahaan jiray madaxa Machadka Madarasatul Al-Salaam, hadana waxuu madax kayahay Markaz caruurta agoonta lagu dhaqaaleeyo oo kuyaalla Magaalada Gaarissa. Sheekh Xuseen Buraalle ayaa isaguna ah dhaawac sahlan oo gacan ayuu kajabay, laakiin sidiisa kale wuu fiican yahay, sheekh xuseen buraale ayaa ah madaxa Majlisul Aclaa ee Muslimka Gaarissa.

Culumadan dhamaantooda ayaa ah ducaad caan ku ah faafinta diinta islaamka iyo ku dhaqankeedaba.

Allah Ha Unaxariisto Intii Dhimatay. Inta noolna Allah Ha Udanbi Dhaafo.

Maamulka Godeynews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com