GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Gaarissa: Aaskii Marxuum Sheekh Macaawiye Xaaji Maxamuud oo ay Kasoo Qayb Galeen Masuuliyiin heer Qaran ah

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 27/04/06 ayaa dhamaan ganacsigii kasocday bakhaarada waaweyn iyo dukaamada waaweyn ee Magaalada Gaarissa uu hal mar xirmay iyagoo uu dadku u dareeray aasitaankii Sheekh Macaawiye oo ku geeriyooday shil baabuur, kaasoo kadhacayey qabuuraha magaalada Gaarissa.

Sidoo kale aasitaankii waxaa kasoo qayb galay madaxda Kenya Muslim Council iyo siyaasiyiin wadanka Kenya caan ka ah oo uu hor kacayay siyaasiga caanka ah Hon. Raila Odinga ahna madaxa(Orange Democratic Movement), waxaa kale oo lasocday dhamaan siyaasiyiinta Gobalka waqooyi bari oo uu hor kacayo Hon. Billow Kerrow, Faarax Macalim Dawaara, Xuseen Macalim iyo kuwa kale oo badan.

Waxaa aaskii qabriga kadib hadal ka jeediyay mudane Raila Odinga oo meeshaas ka sheegay inuu soo booqday meesha lagu xanaaneeyo caruurta agoonta ah ee uu marxuumku kaalmayen jiray uuna meeshaas ka sheegay inuu marxuumku ahaa saaxiibkiis iyo walaalkiis oo ay aad iskugu dheeraayeen waxa kaliya ee uu xasuus uga dhiga karana inay tahay inuu magaciisa kusameeyo FOUNDATION cusub oo lagu wadayo hawlihii kaalmada ahaa ee uu mudada dheer marxuumku bulshada u qaban jiray intii uu noolaa.

Sidoo kale waxaa meeshaas ka hadlay culumo waaweyn oo marxuumka meeshaas uga duceeyay, Illaahayna uga baryay inuu u naxariitso oo janadiisa ugu bishaareeyo, taasooy dadwynihii hal mar wada lahaayn rayadan AAMIIN-------AAMIIN---AAMIIN.


A.Jubat,
Godeynews.com
Gaarissa.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com