GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Roobabkii Guga oo si fiican uga bilawday meelo kamid ah Goballada Afdheer, Qoraxey iyo Godey

Wararka sida is daba jooga ah Godeynews uga soo gaadhaya gudaha deegaanka Ismaamulka Soomaalida- Ogaadeeniya ayaa waxay noosoo gudbinayaan inay roobabkii Guga ay si fiican uga curteen meelo fara badan oo kamid ah goballada Qoraxay, Afdheer iyo Godey oo markii hore ay kajirtay abaar xooleed iyo mid kaleba.

Dhinaca Gobalka Godey ayaa waxaa lasheegayaa inuu ka da,ay roob aad u fara badan oo sababay inay todabada Tureed (7 laagood) ay soo rogeen oo ay waraabiyeen bankii tureed oo sida lasheegayo ka waraabay dhinac kasta, taasoo dadkii beeralayda ahaa ay maanta isu diyaarinayaan tabcashada dhulka oo aysan dadku in muddo ah u helin roobab ku filan oo ay ku tabcadaan. Togagan kusoo fatahay banka tureed ayaa badankooda waxay ka yimaadaan Gobalka Qoraxey kadibna waxay usii gudbaan oo ku daraan Webiga Shabeele oo sanadkan meelo fara badan oo Soomaaliya ah biyihiisu ka fataheen.

Magaalada Dhanaan oo Godey jirta 75km ayaa sidoo kale roobabkii ka da,ay ay waraabiyeen dhamaan dooxooyinkeedii beeraha ku wanaagsanaa, isla markaasna ay dadkeedu isu diyaarinayaan sidii ay uga faa,idaysan lahaayeen tabcashada dhulkan waraabay oo hadii laga faa,idaysto wax soosaar fiican yeelan kara.

Sidoo kale Gobalka Afdheer ayaa laga soo sheegayaa inuu webiga web uu meello fara badan kasoo fatahay oo uu webigu dhul badan waraabiyay.

Cumar Yare,
Godeynews.com
Godey.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com