GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
4 Dhimasha ah kadib 8 Qarax oo gil-gilay Addis Abba, Ethiopia

ADDIS ABABA, Ethiopia: 8 qarax ayaa ruxay caasimada Ethiopia subixii hore ilaa iyo duhurnimaddii ee wakhtiga Addis Ababa. 4 ruux ayaa ku dhimatay, ilaa 43 kalana waa ay ku dhaawacantay.

Ciidamada Booliska ayaa ku wareersan siddii ay ula xaali lahaayeen xaalada maanta, iyadoo kuwa qaraxyada kadanbeeya ay weerarayaan meelaha dadku ku badan yahay iyo gaadiidka rayadka.

Boolisku waxay sheegeen inaan lagaranaynin cida kadan baysa qaraxyadan, balse waxaa meelaha laweeraray waxaa kamid ah Maqaaxi ku taala Suuq aad loogu badan yahay, Xaafadaha Ganacsiga, iyo Sadax bus oo ah kuwa looyaqaano Caasi. Waxaa kaloo weerarku ka dhacay meel gawaadhida ladhigto oo Hotel hortiis ah iyo Suuqaqa waawayn ee caasimada, sida ay ku warantay Idaacada layska arko ee dawladu maamusho.

Boolisku waxaa uu dadwaynaha ka codsaday in ay soo sheegaan cida ay uga shakiyaan weerarka banbaanooyinka.

Qaraxyadan waxaa loogu talagalay in lagu argagixiyo shacbiga ayuu ku sheegay Booliska Addis Ababa war uu soo saaray.

Ilaa iyo hada lama oga cid loo xidhay arintan, hasayeeshee dawladu waxay ku eedaysaa kooxo kala duwan oo ay kamid yihiin taageerayaasha xisbiga ugu wayn mucaaradka, jabhadaha gobolada Oromia iyo Ogaden.

Waxaa kaloo lagu eedaynayaa inay arintan lug ku leedahay dawladaha deriska ah sida Eritrea oo wali uu ka dhexeeyo muran xaga xadka ah, in kastoo ay xukuumada Asmara iska fogaysay eedayn taas.

Waxii warar ah ee kasoo kordha xaalada Addis Ababa kala soco GodeyNews.

GodeyNews staff
GodeyNews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com