GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Sweden: Shirkii Guurtada Ismaamulka Soomaalida ee 13/05/06 ku qabteen wadanka Sweden oo guul iyo is afgarad ku dhamaaday

Guurtada Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya qaybtooda Yurub ayaa waxay soo gaba gabeeyeen shalay 13/05/06 shirkoodii ugu danbeeyay ee ay in mudaba ahba kula kulmayeen jaaliyadahooda dibadda kunool.

Shirkaas ayaa waxuu kadhacay magaalada Stockholm-Sweden waxaanu sidii kuwii hore oo kale ahaa mid si heer sare ah loo soo abaabulay oo dadkii iyo masuuliyintii meesha iskugu yimidba ay ku qanceen qaabka hufan ee loo maamulayay shirka iyo waliba qaabka wax garadnimada ah ee ay odayaashu uga jawaabayeen kolba waxii su,aal ah ee dadweynihu weydiiyaan.

Waxaa shirkaas ka soo qeyb galey dadweyne aad u badan oo u dhashey deegaanka waxuuna shirku u dhacay sidan;









Waxaa marka hore shirka sida caadiga ahayd lagu furay aayadaha quraanka iyo wacdi kooban oo uusoo jeediyay nin culumo ah

Waxaa sharaxaad hufan laga bixiyay odayada iyo hawlaha ay inta badan kujireen

Hadal kooban oo uu jeediyay Gudoomiyaha Jaalliyada Sweden ee reer Ogaadeeniya

Aqoon yahano ujeediyay dadweynaha hadallo iyo tusaalooyin wanaagsan oo ay ku taageerayaan rayiga nabadda ee odayadu hormuudka ka yihiin


Intaas kadib waxaa la dhagaysatay warbixintii odayada oo ay si balaaran oo tafatiran guurtada ugu soo jeediyeen dadweynaha shirka kasoo qayb galay oo sacab iyo mashxarado isku darayay markay odayaashu hadalka bilaabeen.

Guurtadu waxay aad uga hadleen wadciga guud ee dhulkii hooyo kusugan yahay iyo ujeedada safarkooda waxii u qabsoomay iyo waxaan u qabsoomin iyo waliba sida ugu wanaagsan ee maanta nalooga baahan yahay inaan garano danteena iyo fursadahan na horyaalle oo ah kuwa taariikhi ah una baahan dad caqli leh oo ka faa,iidaysta.

Intaas kadib waxaa dadweyniihii loo fasaxay inay guurtada su,aalahooda usoo gudbiyaan, taasoo si fiican looga wada qanciyaya waxii su,aallo ah ay weydiiyeen guurtada.

Sidoo kale waxaa shirkan kasoo baxay sidii shirarkii hore oo kale bayaan lagu taageeriyo rayiga nabadda ee ay odayaashu wadeen, hase yeeshee wali bayaankaas Godeynews masoo gaarin ee qoraaladaanada danbe lasocda.

Shirkan ayaa waxuu noqonayaa kii ugu danbeeyay ee ay guurtadu kusoo gaba gabeeyaan hawlahoodii iyo shirarkoodii ay inta mudadaba ah kala kulmayeen jaalliyadahooda ku dhaqan wadanka dibadiisa.


Godeynews Staff
Stockholm,
Sweden.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com