TACSI:GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KU TIMID DAAHIR ISLAAN CALI BURAALE
Anagoo kala ah dadkan magac yadoodu hoos ku qoran yihiin oo aad uga tiiraanyeysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum DAAHIR ISLAAN CALI BURAALE oo ku geeriyooday Magaalada Qabridaharre.