GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Godey: Kirada guryaha dhagaxa ah ee magaalada oo si lama filaan ah sicir barar ugu dhacay, kadib markii hayado(NGOs) oo hor leh ay magaalada saldhigyo ka samaysteen

Magaalada Godey ayaa inta badan waxaa ka dhaca abaaro wax yeeleeya mar walbaba deegaanada hoos yimaada iyo waliba magalooyinka kale oo ku hareeraysan oo siyaabooyin kala gedisan shacab koodu ugu tiirsan yihiin Godey..

Sidoo kale waxaa inta badan markay dhibaatadaas oo kale dhacdo iskugu yimaada dhamaan waxii hayad ah ee gargaar u wada gobalada kale ee xaduudka la wadaaga Godey, maadaama uu kuyaallo Airport wanaagsan oo noocyada kala gedisan ee diyaaradahu si dhib yar ugu degi karaan, waxaana maal mahaan danbe magaalada aad ugu soo batay hayado hor leh oo rabo inay kusoo biiraan kuwii hadda ka hor daganaa.

Haydahan qaarkoodna waxay rabaan inay saldhigyo ka samaystaan magaalada si ay xiliyada abaarta kaalmo degdeg ah u gaarsiiyaan meelaha abaaruhu ka dhacaan, isla markaasna waxayba qaarkood sheegayaan inay si rasmi ah Godey ugu soo rarayaan xarumahooda dhexe ee wadanka Ethiopia ku leeyihiin.

Dhinaca kale waxaa jira dhibaatooyin soo food saaray oo ay ugu horeyso guri la,aan ka taagan magaalada oo aan lahayn guryo waaweyn oo banaan oo ay hayaduhu kiraystaan, sababtoo ah tayada guryaha quman ee ku yaalla magaaladu oo ay hayado degi karaan oo ah mid aad u hooseysa amaba sii gabaabsi ah oo hortood la qaatay.

Haydihii hadda kahor ku sugnaa magaalada ee saldhigyada ku lahaa ayaa dhamaantood dhistay guryo (xarumo) ay iyagu iska leeyiihiin oo ay kaga baxeen dhibaatada guri la,aaneed ee kajirta Godey. Dhinaca kale baahidan guri la,aaneed ayaa waxay keentay in guryihii kiradoodii uu sicir barar ku dhacay oo ay hal mar cirka tageen iyadoo la sheegayo in karadii guryaha wanaagsan ay marayaan 6000-7000 birr, walina ay hayadahu la yihiin guryo quman oo ay sii karaystaan inta ay xarumo ka dhisanayaan.

Inta badan waxaa markasta oo ay abaar dhacdo dhulka tago hayado fara badan oo sheega inay dadka wax u qabanayaan, balse inta badan wax quman kama badalaan xaaladaha lagaga hortagyo abaaraha iyo wax ka qabashada xiliga ku aadan oo aad moodo inay mar walbaba aysan imaanin xiliga ugu haboon ee baahida ugu daran kajirto deegaanka.

Cumar Yare,
Godeynews.com
Godey.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com