GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Madaxda xisbiga CUD oo dadweynaha ugu baaqay inay ka fogaadaan dhaqdhaqaaqyada sida khaladka ah u socda

War murtiyeed ay war baahinta siiyeen masuuliyiinta xabsiga kujira ee Midawga isku tagga democracy (CUD) ayaa waxay ku sheegeen sidan;

*Inay taageersan yihiin dastuurka wadanka, isla markaasna isaga unbay si nabad galyo ah xaquuqdooda ugu raadsan hayaan. Cidii aan aamin sanayn dastuurka wadanka amaba ku shaqeynaysa wax dastuurka wadanka ka hor imaanaya inay halis gelinayaan jiritaanka bulshada iyo nabad galyada wadanka.

* Xisbiga CUD marnaba ma ogala waxii ka hor imaanaya sharciga iyo jidka sida nabad galyada ah loogu raadinayo xaquuqdeena. Sidoo kale waxay sheegeen in dadka dibadaha kunool ee isticmaalaya magaca ururka CUD inay iska ilaaliyeen kana waan toobaan dhaqdhaqaaqyada sida khaladka loo wado.

* Xisbiga CUD ayaa waxay kaloo maqleen in la sameeyay isu tag cusub oo la magac baxay �Alliance for Freedom and Democracy.�

* Waxaa kaloo qoraalku sheegayaa inaysan ahayn wax cusub in ururada mucaaradka ay sameeyaan isu tag cusub, balse waxaa la yaab kunoqotay sheega-shada magaca xisbiga CUD inuu kamid yahay isutagan cusub

* Xisbiga CUD waa xisbi wadanka gudihiisa si sharci ah uga diiwaan gashan, xiisana hadda uma qabaan inay qayb ka noqdaan isutag cusub oo ay ka dhex muuqdaan kuwa qori afkiis raba inay wax ku raadiyaan

* Majiro qof shacabka Ethiopia uga aqoon badan burburka iyo dhibaatada ay keensan karaan ururada hubaysan ee qoriga afkiisa wax ku raadiya; waana inuu istaago is colayntanka iyo is dilka ka dhexeeya labada dhinac

* Hadii la rabo in la hormariyo xoogagga democrati raadiska waa in la xoojiyaa sidii si nabad galyo ah oo sharci ah wax loogu raadin lahaa

* Inkastoo doorashadii wadanka ka dhacday bishii May 2005 ay ahayd mid khilaaf iyo is afgaranwaa keentay, hadana in laga leexdo ku dagaalanka jidka nabad galyada xisbiga CUD waxuu dhuminayaa kalsoonida shacabka ku qanbaan, waxayna guusha siinaysaa xisbiga EPRDF

Waxay kalooy dhaleeceen usoo jeediyeen qaraxyadii ka dhacay maalin hore magaalada Addisababa oo ay dad ay naftooda ku waayeen, maalna uu ku burburay.

Xisbiga CUD waxaa saldhig u ah inuusan ogalayn in xoog la maciinsado, wax kastana lagu raadiyo wada xaajood iyo is afgarad.

Xigasho: ENA



Waa kan qoraalkii oo ku qoran afka ingiriiska;


CUD calls on individuals to refrain from irresponsible activities


Addis Ababa, May 26, 2025 - The Coalition for Unity and Democracy (CUD) says it advances its goals on the basis of the constitution and only through peaceful means. The party says it recognizes that any movement contrary to this would pose danger on the nation�s existence and the wellbeing of its people.

The party said CUD does not accept any call that is contrary to the legal and peaceful method of struggle, and called on individuals operating in foreign countries in the name of CUD to refrain from irresponsible activities.


According to a statement CUD sent to ENA yesterday, it called on the public to strengthen peaceful struggle based on the laws of the country so as to build a democratic system.


The statement indicated that the party has learnt about the formation of a new front called �Alliance for Freedom and Democracy.�


The statement added that though the formation of an opposition front in foreign countries is not a new phenomenon, the party has been surprised to hear that CUD is a member of the newly formed front.


It said the CUD party as a legal registered party operating in the country, it has no interest to create a front with elements that want to engage in an armed struggle.


It said CUD would strive to realize its objectives only through peaceful means based on the constitution and other laws of the country.


No one can speak about the destructive outcome of armed struggle more than Ethiopians, the statement said, adding, the feeling of enmity and killing each other should stop.


The way to enhance democratic political culture is strengthening peaceful and legal struggle, the statement said.


Although the problems that followed the May 2005 elections are frustrating, the statement said, stepping aside from the peaceful struggle would, however, only be a victory for the ruling party and a big loss for CUD.


The statement also condemned the recent explosions that caused the loss of lives and property damage in Addis Ababa city.


CUD believes problems can be solved through dialogue and understanding and not by forceful alternative, the statement said.



(ENA)

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com