GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Zenaawi iyo Guurtada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia oo kulan albaabadu u xiran yihiin yeeshay

Wararka Godeynews kasoo gaaraya kulankii magaalada Addisababa ee u dhexeeyay Guurtada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia iyo Raisul wasaaraha dawladda Ethiopia Zenaaw.

Waxaa Godeynews loo sheegay in markii ay warbixiyeen labadii qaybood ee guurtada, si fiicanna u bandhigeen waxii xog ah ee ay lasoo kulmeen intii ay dibadaha joogeen. Intaas kadib waxaa la isla soo qaaday qodabo fara badan oo ay ugu muhiim sanayeen 9 qodab oo si buuxda meeshaas loogu falan qeeyay, laguna ansixiyay fulintooda.

Wararku waxay intaa ku darayaan inuu Zenaawi aad u soo dhaweeyay guurtada, isla markaasna u sheegay inuu la qabanayo kuna taageerayo kolba waxii dan u ah ee ay ku hormarinayaan deegaanka Ismaamulka Soomaalida ee ay guurtadu kasoo jeedo, hadii ay noqoto mid siyaasi ah iyo hadii kaleba.

Inkastoon si buuxda oo qoraal ah aan loo sii daynin qodabada 9ka ah ee ay guurtadu ka codsadeen inuu Raisul wasaare Zenaawi ka taageero, haddana waxaa la isku raacsan yahay inay ugu horeyso sidii ONLF loo soo xareyn lahaa , isla markaasna ay guurtadu dadkooda u wargelin lahaayeen halista iyo xumaanta ka imaan karta hadii ay Axmaaro iyo Oromo oo wada socda xukunka wada qabsadaan.

Waxaa kaloo la isla ogaaladay in shirweyne ballaran wadanka gudihiisa lagu qabto, In magaallo madaxdii dib loosoo celiyo, in tirakoobkii dadka kunool dhulka dib loogu noqdo oo xaqiraadda maanta jirta la saxo.

Qodabada oo tafatiran markii aan helno ayaan soo daabacaynaa ee lasocda qormooyinka danbe ee Godeynews.com.

Godeynews Staff

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com