TACSI: Geeri naxdin badan oo ku timid marxuum Sheekh Ahmed Qani Macalin Abdi Case oo ku geeriyooday Garissa May 31, 2025
Alla ha u naxariistee Sheekh Ahmed Qani Macalin Abdi Case waxuu shalay oo ay taariikhdu ahayd May 31, 2006, ku geeriyooday magaalada Garissa ee dalka Kenya.
Bahda GodeyNews waxay Alle uga baryayaan in marxuumka Alle u danbi dhaafo Janatul Fardowsana kawaraabiyo.